Archive | December 31, 2009

Hodaneey Ma Nabadbaa?: Heesta Sannadka.

Heestan qoraalka ah ee idinku soo maqan, waxa curiyay Abwaan Maxamad-Gacan, waa hees ujeedo fog leh, waana heesta aynu kusoo dhawaynayno sanadka cusub.  Heestan waxa magaceeda la yidhaahdaa : Hodaneey Ma Nabadbaa?   

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.