Archive | December 22, 2009

Dhulkii Badhbaa Maqan

By Hassankhadar jama Ninka ladanee laqanbaad ahayd, laabta galiyaaba Ninkuu malaha laafaalugtuu, liidasho u filiye Kol hadduu Lillaahida gudboo, kaa ladqabo diido Libta inaad kasoo qaadatoo, lagado mooyaane Wuxuu tiisii kaga laabmo oo, liiliyaan jirin    Waxaan marka hore salaamaya  mareegaha internatka ee noo suurta galiya in fikradayda iyo kolba wacyiga la marayo tabiya  waxaan [...]

Read More

Tacsi: Marxuumad Yusur Daahir (AUN)

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan reer Yasin Ismail Samale  (ilma Nirig )   waxay tacsi u dirayaan Xaaji Axmed Miisaan Aare oo  ay maanta xaaskiisii Yusur Daahir Aye ku geeriyootay magaalda Boorama.Waxan Ilaahay uga baryaynaa marxuumada  inuu  Jano ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna uu samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin, Aamiin, [...]

Read More

Baraaruga by Shamis

 Kusoo Dhawaada guuroowgii halkudhigiisu ahaa  baraaruga                                 waxa innoo soo diyaarisay  shamis cali xasan    “Waxna baab shay moogiye, Adduun waa ku bahaloownee”……..

Read More

Hambalyo Meher: Maydhane iyo Hana

Anaga oo ah jaaliyada awdal iyo salal ee dalka switzerland waxaan tahniyad iyo bogaadin hawada umarinaynaa BOQOR MAYDHANE XASAN MAYDHANE IYO BOQORAD HANA CABDILAHI AHMED oo meherkoodu kadhacay magalo madaxda dalka somaliland ee hargaysa 15/12/2009 waxaa tahniyadan diraya asxaabta hoos ku qoran:

Read More

Saylac Ma Diridhabay Noqotay, Mise Casbuli iyo Calidoora..?

By Mujaahid Farxaan     LAX DHUKANI ABAAR MOOG ,DHULKA LAGUMA JOOGEE, DHACDADIYO AMUURAHA ,NIN UDHUUN DALOOLOO DHABAGALA HADAAD TAHAY,  WAXBA KUUMA DHUUNTAAN ….erayadii abwaan maxamed muumin ababe    

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.