Archive | December 19, 2009

Hambalyo Meher: Boqor Maydhane iyo Boqorad Hana

Dhammaan dadka hoos ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan   Boqor: Maydhane Xasan Maydhane & Boqorad Hana Cabdilahi Axmed Oo meherkoodu kadhacay  magaalada Hargeisa 15/12/09 waxayna leeyihin noqda kuwii aqalkoodana bash bash iyo barwaaqo ku gaadha. waxayna u raacinayaan ducadii rasuulka scw ( barakalaahu lakumaa wajamaca baynakumaa fii khayr). aamin aamin aamiin aamiin aamiin .

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.