Toloow haddii uu noolyahay Abwaankii mucjisada badnaa ee C/Laahi Suldaan TIMA CADDE (Raxmatullah Calayhi), muxuu maanta ku sheegi lahaa ‘Dad Qalatada, Reer Gabiley’, ee taariikhda xun nooga tegay iyo nabarka an dawoobayn?. Doqoniimo kugu raagtaybaan, cidi kaa dabiibine, duulkii habaar qaba jinbaa, daasadaha u tama’e…..dul iyo hoosba waan ugu dhigaye, waa dhagax dixeede.…..YAA SALAAM – CADAABTA LAGAA QARI.
Archive for December 17th, 2009
Dugsi Ma Leh Qabyaaladi, Waxay Dumiso Mooyaane
Posted by hiildan on December 17, 2009
Posted in Suugaan(Somali Literature) | 1 Comment »
Tacsi: Allaha U Naxariisto Marxuumad Nimco Maxamad Yuusuf.
Posted by hiildan on December 17, 2009
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJICUUN
Anaga oo ah jaaliyada reer awdal ee ku dhaqan dalka switzarland waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa haruun rabiile hufane oo ah shaqalaha dakada berbera iyo caruurtiisa iyo dhamaanba eheladii iyo qarabadii aay ka baxday murxuumad hooyo nimco maxamed yuusuf oo ku geeriyootay magalada jigjiga ee dalka itoobiya isniintii 14/12/2009
anagoo kala ah.
Posted in Tacsi(Condolences) | Leave a Comment »


















