Maanso: Alloow Naga Marsii Meelo Kale, MAALIK baad tahaye..!

By Shamis Cali Xasan 

 

maxaa madax da loo laynayaa, iyo masaakiinta? ,

maatida maxaa loo qarxiyay, mudana yaasheennii?,

mad fac yada maxaa loo dhex dhigay, mucalimiinteennii?

madaxii dhaqaatiirta iyo maamo iyo aabbo,

mujrim loogu sheegoo,marqura madaxa loo gooyay?

oo masaajidyadi loogaloo,mu,adin lootoogtay? ,

oo muhiimadii qaranka iyo magaci loo tuuray?,

waa masiibo socotee maxaa calanki loo maagay?,

ma malaysanaynine, mujaahido maxaakeenay?,

muslin nimadi marinkeedi waa murugtay maantaane,

manaqaan mushkiladaanya, meeshay kasoomaaxdaye,

Alloow naga marsii meelo kale, MAALIK baatahye,

 midnimadina noosoo noqceli, waan mahadinaynaaye,

aamiin,aamiin

No comments yet.

Leave a Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

Gravatar
WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.