By maxamad siciid.
Akhristayaasha sharafta leh ee reer awdal waxaan u soo bandhigayaa in aan eegno sanadkan dhamaanaya ee 2009 in aan ogaano webtisekii ugu fiicnaa kuwa reer awdal iyo shakhsiyaadkan soosocda kuwii ugu fiicnaa mama ugu wax qabad badnaa ama ugu hadalo cad cadaa fadlan isu dey inaad ka jawaabto inta aad ka xusuusato ama aad ka garan karto adoona qolo, tlnimo iyo saaxiibtoona u eegeyn si aan u garano cidii ugu waxqabad badneyd reer awdal sanadkan dhamaanaya ee 2009.
1) waa kuma websiteka aad is leedahay wuu ugu wanagsanaa sanadkan dhamaanyada ee 2009 websityada reer awdal?
2) waa kuma siyaasigii ugu hadalo cad cadaa siyaasiyiin reer awdal sanadkan dhamaanaya ee 2009?
3) waa kuma profeserkii ugu fir fircoonaa profeserada reer awdal sanadkan 2009ka ee dhamaanaya?
4) waa kuma ururkii ugu waxqabad badnaa sanadkan dhamaanaya ee 2009 ururada reer awdal dibad iyo gudaba?
5) waa kuma qoraagii ugu fiicnaa qorayaasha reer awdal sanadkan 2009ka ee dhamaanaya qorayaasha reer awdal?
6) waa kuma wariyihii ugu warar wanaagsanaa wariyayaasha reer awdal sanadkan 2009ka ee sii dhamaanaya?
7) waa kuma dhakhtarkii ugu wanaagsanaa dhakhaatiirta reer awdal sanadkan 2009ka ee dhamaanaya?
8) waa kuma sheekhii ugu fiicnaa mashaa,iikhda reer awdal sanadkan 2009ka ee sii dhamaanaya?
9) waa kuma suldaankii ugu talo wanaagsanaa salaadiinta reer awdal sanadkan dhamaanaya ee 2009ka?
10) waa kuma masuulkii ugu shaqo iyo karti badnaa masuuliyiinta reer awdal sanadkan 2009ka ee dhamaanaya?
Akhirste isu dey in aad ka jawaabto inta aad ka garan karto su,aalahan si aynu dhamaanteen u ogaano dadkii waxtarka u lahaa reer awdal sanadkan sii dhamaanaya ee 2009ka waanad ku mahadsan tihiin.
nabad iyo caano nooli kulante
maxamad siciid.
















Dahir Rayale, Tolwaa, Huda
Ahmed sheikh Farah
Asalaamu calaykum waraxma .
Aad ayaan idiin salaamayaa salaam kadib hadaan doodan aan ka dhiibto fikitkayga anoo qodob qodob u sifaynaya.
1.Hadaan ka hadlo website ka ugu wanaagsan kuwa reer awdal waa http://www.boramanews.com sobobto ah cid ma taageero gooniya nin ka ama dadka iska leh na ma aqaan website yada kale waxaad is leedahay siyaasiyiinta isku haya wadanka ayay kala raacsan yihiin qaarna waxay ku hadlaan af qabiil,sobobtoo ah waan qiyaasi karaa web kasta oo kasoo baxa ama laga leeyay awdal qofka iska leh beesha uu kasoo jeedo laakiin kan waan garan wayay.
2.Siyaasiga ugu wanagsan waxaan siin lahaa daahir rayaale.
oo ku guulaystay wadanka siduu doono inuu u maamulo.
3.profeser ka ugu wanagsan waa pro saleemaan a. guuleed hogaanka jaamacada camuud waxaan u siiyay waxaa uu uga hadhay wax kasta kuna dadaalaa siduu jamacada iyo ardayda wax ka barataba uu horumar u gaadhsiin lahaa.
4.ururada ma aqaan mar hore ayaa wadanka iigu danbaysay dad aanan garanayn ayay u badan yihiin marmar ayaan ka dhex arkaa ku ina faarax dhoore ah.
5. nin reer awdal ah oo wax qoray waa ii dhiman yahay.
6. wariyaha u wanagsan ee gobolka waa maxamed cumar sh. hyne waayo waa nin ka kaliya ee wax jira gobolka soo qora sheegana wararka xaasxaasiga isagoo dhowr jeerna ku galay xadhig.
7.dhaqtarka ugu wanaagsan ee abid reer awdal een waligii danaysan lacagna aan egin waa dr c.raxman jamac hadi hanoolaado waligaa jir.
8.shiikha sanadkan ugu wanagsan waa sh. ca.laahi sh.cali jowhar ilaahay ha sharfee nadwada ayaan ka arkay sanadkan ka dhacday borama
9. suldaanka ugu wanagsan waa suldaan cabdiraxman dhawal aad ayuu uga duwan yahay suldaanadii reerka hore loogu yaqaanay.
10. masuuliyiinta gobolka labo ayaan ka aqaan labaadisi waa badhasaabka iyo mayer ka labadana wax la taaban karo oo ay ka qabteen gobolka majiraan.
sidaa iyo nabad galyo
waxaan ku bilabaya salaanta islamku uu isku salamo oo aha asalamu calayikum waraxmatilahi wabarakatu horta hadaan ka jawabo suulaha dusha ku qoran intaan garto 1 websayidka uku wanagsani waahttp//www.boramanews.com wayo wax ruunu kahadla oo dalka kadhaca 2 horta malihin siyasi uu dacada aha danta reer awdal majiro 3 pro waxaan siinlaha sanadkan2009 ee gabagabada pro axmad samater wayo waa pro kaliya ee ruunta sheega 4 horta wali mamaqal urur ay leeyihiin reer awdal mana garanayo 5 haga masuuliyinta reer awdal waxaan siinlaha sanadkan mayirka c/raxmaan shide bile wayo waa mayirki ugu horeyaye ee kasameya wado bulshado ku raxayistan ama hayarato ama hawayinate waxan odhan lahaa halka kawad oo hakadalin 6 xaga suuldanada waxaan siinlaha sanadkan suuldaadan dhawal 7 waxan siinlaha xaga dhakhtarka dr c/raxmaan jamac 8 xaga wariya yasha waxan siinlaha wariye jaabur omar waa ninka kaliya ee ruunta ka sheega waxa gobolka kajira wanan uu hanbalyayinaya 9 sh.sanadkani waa sheekh c/laahi cali jawhar waxan leeyaha alaha ku dheeryo cimriga