Archive | December 12, 2009

SAYLAC DHAXAL MAHIN EE WAA DHULKII TARIIKHIGA AHAA EE BEESHA SAMAROON

 Hanti dhaxal waygashaa dhulse dhaxal magalijirin lakiin manta waxaa muuqata in beesha samaroon dhaxal aay dhaxal ubixisay dhulkeedii iyaqdoo dhaxal usiisay beesha ciise dahir rayalena maahin nin ka amar qaata reer dudub ama jibriir yonis ama makahiilba dhulka uubixiyayna waa mid dhabar jabku ah dhamaan beesha samaroon waamarka laga eego dhinaca san waa laga yaaba [...]

Read More

Dood Furan: Reer awdalow Yaad u Aqoonsan Laheyd Sanadkan 2009?

By maxamad siciid. Akhristayaasha sharafta leh ee reer awdal waxaan u soo bandhigayaa in aan eegno sanadkan dhamaanaya ee 2009 in aan ogaano webtisekii ugu fiicnaa kuwa reer awdal iyo shakhsiyaadkan soosocda kuwii ugu fiicnaa mama ugu wax qabad badnaa ama ugu hadalo cad cadaa fadlan isu dey inaad ka jawaabto inta aad ka xusuusato ama aad ka garan [...]

Read More

Dib u Fiiri Alloow: Qarankaas Dumoo, Cidi Danaynaynin.

Maanasadii ‘DIB U FIIRI ALLOOW’: By Shamis Cali Xasan Walaal magacaygu waa shamis cali xasan. Hada mahayo talo kale oo aan ahayn gabaygan hadii uu idin qancin waayana iga raali noqda:

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.