Archive | December 9, 2009

Jaaliyada Galmudug State ee degan magaalada Kuala Lumpur ee dalka malaysia oo xalay si weyn u cambaareeyay dadkii ka dambeeyay qaraxii Hotel Shamow ee lagu xasuuqay dadka badan ,

Baroordiiq loo sameeyay Masuuliyiintii, Barayaashii, Taqaatiirtii, Ardaydii qalanjabinaysay, waalidiintii iyo dadkii xaflada lagu martiqaaday ee Soomaaliyeed ayaa lagu qabtey xaafada Sentul East oo ku taal Koonfurta magaalada kuala Lumpur, Waxaana soo qabanqaabiyeen Gudoomyaha Jaaliyada Galmudug Ambassador Zakaria Abdi Siyad iyo aqyaar kale ayaa waxaa ka soo qayb galay dad aad u tiro badnaa oo ka [...]

Read More

Waxyaabaha Ay Iska Shabahaan Rayaale iyo Juxa..!!

By Mc Shariif Juxa waxa uu ahaa ninkii intuu  fuulay geed aad u dheer doonayeyna in uu gooyo ama jaro laan dheerayd oo ka mid ah geedkaasi  uuna u baahnaa markii  uu sahamiyey si uu aqalkiisa  saqafka sare meelka mid ah ugu dhisto mise laantan uu go’ynaayo isagaaba ku fadhiya caqli xumaantiisa halka uu ku fadhiisanlahaa qayb kale [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.