Heestan qoraalka ah ee idinku soo maqan, waxa curiyay Abwaan Maxamad-Gacan, waa hees ujeedo fog leh, waana heesta aynu kusoo dhawaynayno sanadka cusub. Heestan waxa magaceeda la yidhaahdaa : Hodaneey Ma Nabadbaa?
Laba Hadal Ku Fiican, Laba Aamus Ku Fiican, Laba Socod Ku Fiican iyo Laba Fadhi Ku Fiican: Murtida Sannadka
By Mujaahid SHARIIFKA Ma dhulka la boobaayo ayaa ah isku soofayn tol? ma dhiiga reer Awdal ayaa ah hadii laga hadlo isku soofayn Samaroon? ma dhaqaalaha la inaga xidhay ee la inaga xaaraantinimeeyey gargaarkii hay’adaha samafalka ee aan xaqa u lahayn ayaa ah isku dir Samaroon? Waxa ay iska indha tiraan qadiyadii gobolka ama tii [...]
Hummaagga HiilDan: Ma Suldaano Qaran, Mise Suldaano Qabiil?
Salaadiintu ma waxay ahaayeen salaadiin qabiil, oo dhul qabiil isku haysto u socday? Ma waxay ahaayeen salaadiin qabiil, oo dhul qaran iyo qabiil isu haysto u socday? Mise waxay ahaayeen salaadiin qaran, oo dhul qaran isku haysto u socday? Aad iyo aadbaynu uga dheragsannahay dhawaqyadii iyo dhaq-dhaqaaqyadii badnaa ee dhawaanahan is daba socday kuna saabsanaa ku takri falka [...]
Hambalyo Meher: Boqor Maxamuud iyo Boqorad Xaawa
Hanbalyo:Maxmuud Abshir & Xaawa Xuseen Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacay Borama
Waa Mucjiso Ku Cibaaro Qaadasho Mudan
.♣. hadi aad akhrisato waxa ku cajebiya oo keliya weliga waxba baran maysid .♣.
Gabay: Awdaleey Dadkaagii, Dibi Foofay Weeyaan
Toloow yaan la doodaa Da’da gabay hingaadshoo Dadkaygii wax fahansiin ..?..!!!! By Maxamad Gacan
SALADIINTA IYO SIYASIYIINTA REER AWDAL MIDHIHII AAY BEERAYEEN QARNIGII UDANBEEYAY MANTA AYAAY BULSHADU GOOSTEEN
By Mujaahid Farxaan Sideedaba bulshada waxaa hogaamiya oo horkaca saladiinta iyo aqoon yahanka siyaasigu waa udoodaha bulshada raadsha xaqa uga maqan dadyoowga dariska ah manta waxaa hubaal ah saladiinta reer awdal ee waa labahdilay laleeyahay. Maanta lama bahdiline horay ayay iyagu naftooda u bahdileen markii sadbursiga lagu sameeyay gogoshii aay iyagu dhigeen ee aay u [...]
Somaliland vs Samarroonka
By Faysal Cabdi Anigu waxaan eeda saarayaa arimo badan oo kulmay ayna gadhwadeen kayihiin salaadiin isku darsaday fuleynimo iyo fadhiidnimo. Siyaasiyiin hami iyo aan lahayn himilo fog, aqoonyahan xumaan iyo xasad kula dhex jira beelaha. Qurbo joog cadiifad ay haraysay. Iyo dhulbalaarsi iyo faquuq ay wadan beelaha darafyada iyagoo adeegsanaya gaalo iyo muslimba. iyo waliba caado [...]
Salaadiinta reer Awdal Ma Waxan Ka Filaynaa In Ay Qoryi Inoo Qaybiyaan Oo ay Ina Dagaal Galiyaan?
Xaalkeenu yaanu noqon in aan Aabayaasheen iyo Awoowyaasheen nidhaano idinku carara Anaguna waan tukubaynaaye By Cabdale Faarax Sigad
LIIBAANTU WAA, MAYS AF-GARANAA..!
By.A.Barkhadle,I(waraabe-cadde). LAHASHADU JARBAY KAA RIDAA,LIIBAANTU WAA MA IS AF-GARANAA. Waan salaamay dhamaan warbaahinta xorta ah, gaar ahaan, kuwa aan dhana u xaglineyn, ee ka dhexda ah arimaha bulshada , jecelna horumarka dalka iyo dadkaba. Waxkastaaba heer buu leeyahay , waxaad mooda mudadii soomaliland magaceedu soconayey in ay dhamaatay, saa soomaali mugeed way soo taliyeen intii 19sano [...]
President Rayaale is becoming Awdal’s runaway Boy
By Cabdale Faarax Sigad When you really want to speak out, but you know you shouldn’t, it is better to bite your tongue and be silent, and at least that is how I have felt for the last few months for president Rayal’s actions against Awdal. But now even though I am not ready to [...]
XALKA CEELBARDALE IYO SACADIIN, MA KEENI KARO SULDAAN JEEB MADHANI, EE WAXAA KEENI KARA SAANAD MILATARI (manso salsaal)
By Mujaahid Farxaan samaroon salsaal baa ku dhacay saacan manta ahe sibraha iyo boqon tay is jareen subac kaliileede sabar kiyo laftooday jabsheen goor saluug jira’e …….MAANSADII SALSAAL….
Dhulkii Badhbaa Maqan
By Hassankhadar jama Ninka ladanee laqanbaad ahayd, laabta galiyaaba Ninkuu malaha laafaalugtuu, liidasho u filiye Kol hadduu Lillaahida gudboo, kaa ladqabo diido Libta inaad kasoo qaadatoo, lagado mooyaane Wuxuu tiisii kaga laabmo oo, liiliyaan jirin Waxaan marka hore salaamaya mareegaha internatka ee noo suurta galiya in fikradayda iyo kolba wacyiga la marayo tabiya waxaan [...]
Tacsi: Marxuumad Yusur Daahir (AUN)
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan reer Yasin Ismail Samale (ilma Nirig ) waxay tacsi u dirayaan Xaaji Axmed Miisaan Aare oo ay maanta xaaskiisii Yusur Daahir Aye ku geeriyootay magaalda Boorama.Waxan Ilaahay uga baryaynaa marxuumada inuu Jano ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna uu samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin, Aamiin, [...]
Baraaruga by Shamis
Kusoo Dhawaada guuroowgii halkudhigiisu ahaa baraaruga waxa innoo soo diyaarisay shamis cali xasan “Waxna baab shay moogiye, Adduun waa ku bahaloownee”……..
Hambalyo Meher: Maydhane iyo Hana
Anaga oo ah jaaliyada awdal iyo salal ee dalka switzerland waxaan tahniyad iyo bogaadin hawada umarinaynaa BOQOR MAYDHANE XASAN MAYDHANE IYO BOQORAD HANA CABDILAHI AHMED oo meherkoodu kadhacay magalo madaxda dalka somaliland ee hargaysa 15/12/2009 waxaa tahniyadan diraya asxaabta hoos ku qoran:
Saylac Ma Diridhabay Noqotay, Mise Casbuli iyo Calidoora..?
By Mujaahid Farxaan LAX DHUKANI ABAAR MOOG ,DHULKA LAGUMA JOOGEE, DHACDADIYO AMUURAHA ,NIN UDHUUN DALOOLOO DHABAGALA HADAAD TAHAY, WAXBA KUUMA DHUUNTAAN ….erayadii abwaan maxamed muumin ababe
Hambalyo Meher: Boqor Maydhane iyo Boqorad Hana
Dhammaan dadka hoos ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqor: Maydhane Xasan Maydhane & Boqorad Hana Cabdilahi Axmed Oo meherkoodu kadhacay magaalada Hargeisa 15/12/09 waxayna leeyihin noqda kuwii aqalkoodana bash bash iyo barwaaqo ku gaadha. waxayna u raacinayaan ducadii rasuulka scw ( barakalaahu lakumaa wajamaca baynakumaa fii khayr). aamin aamin aamiin aamiin aamiin .
Dugsi Ma Leh Qabyaaladi, Waxay Dumiso Mooyaane
Toloow haddii uu noolyahay Abwaankii mucjisada badnaa ee C/Laahi Suldaan TIMA CADDE (Raxmatullah Calayhi), muxuu maanta ku sheegi lahaa ‘Dad Qalatada, Reer Gabiley’, ee taariikhda xun nooga tegay iyo nabarka an dawoobayn?. Doqoniimo kugu raagtaybaan, cidi kaa dabiibine, duulkii habaar qaba jinbaa, daasadaha u tama’e…..dul iyo hoosba waan ugu dhigaye, waa dhagax dixeede.…..YAA SALAAM – CADAABTA [...]
Tacsi: Allaha U Naxariisto Marxuumad Nimco Maxamad Yuusuf.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJICUUN Anaga oo ah jaaliyada reer awdal ee ku dhaqan dalka switzarland waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa haruun rabiile hufane oo ah shaqalaha dakada berbera iyo caruurtiisa iyo dhamaanba eheladii iyo qarabadii aay ka baxday murxuumad hooyo nimco maxamed yuusuf oo ku geeriyootay magalada jigjiga ee dalka itoobiya isniintii 14/12/2009 [...]
Maanso: Alloow Naga Marsii Meelo Kale, MAALIK baad tahaye..!
By Shamis Cali Xasan maxaa madax da loo laynayaa, iyo masaakiinta? , maatida maxaa loo qarxiyay, mudana yaasheennii?, mad fac yada maxaa loo dhex dhigay, mucalimiinteennii?
Hummaagga HiilDan: Madaxweyne Daahir, Dadka Awdal Yaa Ugu Xiga?
Qab qab dhaafaybay laba qabiil, qaran ku weydaaye, qar ha dumo, qiyaamana ha dhaco, qooysna yuuna hadhine…. Waa Su’aal ku socota bulsho weynta beelaha Samarroonka Awdal, oo ad mooddo inay iyagu yihiin dad is kala xijisiisanaya, oo kala jiidanaya Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin. Su’aasha aynu is weydiinayna waxay tahay sida xagga sare ku [...]
DAAHIR RAYAALE MA AWOODO INUU DHULKA BEESHA SAMAROON U ISTICMAALO DANAHIISA GAARKA AH
By Mujaahid Farxaan ismaciil cumar geele waxuu ubalan qaaday ina rayaale inuu hantidiisa gaarka ah dhigto bangiyada djibouti aanu magangalyo siiyo hadii beesha dhexe iyo beesha samaroon aay maxkamad la tiig sadaan ismaciil cumar waxaa kale uu ina rayaale ku caawiyay sharciga djibouti bidaqada amase kaarca wadaninimada ee djibouti kaas oo hada xaaska ina rayaale [...]
SAYLAC DHAXAL MAHIN EE WAA DHULKII TARIIKHIGA AHAA EE BEESHA SAMAROON
Hanti dhaxal waygashaa dhulse dhaxal magalijirin lakiin manta waxaa muuqata in beesha samaroon dhaxal aay dhaxal ubixisay dhulkeedii iyaqdoo dhaxal usiisay beesha ciise dahir rayalena maahin nin ka amar qaata reer dudub ama jibriir yonis ama makahiilba dhulka uubixiyayna waa mid dhabar jabku ah dhamaan beesha samaroon waamarka laga eego dhinaca san waa laga yaaba [...]
Dood Furan: Reer awdalow Yaad u Aqoonsan Laheyd Sanadkan 2009?
By maxamad siciid. Akhristayaasha sharafta leh ee reer awdal waxaan u soo bandhigayaa in aan eegno sanadkan dhamaanaya ee 2009 in aan ogaano webtisekii ugu fiicnaa kuwa reer awdal iyo shakhsiyaadkan soosocda kuwii ugu fiicnaa mama ugu wax qabad badnaa ama ugu hadalo cad cadaa fadlan isu dey inaad ka jawaabto inta aad ka xusuusato ama aad ka garan [...]
















Falanqayn: Comments