Archive | November 26, 2009

Macal-Ciidee; Ciidal Caafiya..!!!

Bahda HiilDan iyo AllBoon  waxay salaanta ciidda oo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan akhristayaashooda, ehelkooda iyo qaraabadooda iyo asxaabtooda meel kasta oo ay aduunka ka joogaanba.  Macal Ciidee wada dhaha, Wa-ciidal Caafiya.

Read More

KU CIIDA CAAFIMAAD IYO BARAKADA XAJKA

By Ahmed Arwo Mahad oo dhan ALLE ayaa leh. ILAAHA inaga dhigay Muslim, ILAAHA inagu tilmaamay inaynu nahay ummadda ugu kheyr badan ummadaha, Waxa nasiib leh inta Alle waafajiyey xajka sanadkan, ee hilow iyo qalbi furan ku ajiibay amarkii Eebbe, kuwa yidhi Labayka Allaahu Labayk.

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.