1,, waa marka kowaad eeh waxan bahda saylac.com u sheegaya saylici waa musharax qaran ee maaha inan yar oo website editor ka ah oo kolna wax soo qora kolna wax diida,,, halka aad ka leedihiin saylac.com na waraaqo tacsi ah baa lagu soo harqay saylicina waraaqo canaan ah baa lagu soo harqay ,,,, wa suaale waa emailkee halka lagala xidhiidhay saylici ee waraaqaha canaanta ah looga diray??? saylac.com baa la waydiin,,, wa suaal kalee saylici emailka muu isticmaala mise waa mise waa oday dhaqan kii hore ee suubana leh old oo maba haleelo email iyo waxaas? taana bal saylac.com ayaa inoo sheegi
2,,wa marka labaad eeh saylici waxa uu haduu xataa gacanta ku hayn lahaa website ka uu ugu diidi lahaa tacsi ee ku kalifaysa nin wayn oo sharaf iyo diin ba leh maxay tahay?? ma cadaawad baa ka dhaxaysay isaga iyo marxuumka? waaa maya jawaabtu,, hadiiba xataa sida dadka caqliga yar leh u fikiraan sida saylac.com oo kale aan u hadalno oo aan nidhaahno haa saylici waxa u ugu tacsi yadayn waayay marxuum ku xukuumada saylici ku mucaarad ka yahay ayuu wasiir ka ahaa,,,,
gabo gabo waxan hadalka kusoo koobaya saylici waa nin musharax qaran oou taagan jagada labad ee dalka mana ah inan yar oo website ka shaqeeya waxa lagu qorayo iyo waxa laga diidayo oo hawlihiisa kale ayaaba ka badan oo ugana macaan waxas daciifnimada ah,, qof ku markuu madax yahayna tageero media iyo tageero kaleba wuu yeelan karaa marka hadaad is leedihin lughaya.com saylici bay tageerta ,, dee taasi kama dhigna saylici baa update gareeya,, sida aan maantaba loo odhan karin saylac.com iyo harowo oo waliba ka xag jirsan oo ka cunsuri qabiilsan Lughaya.com ba ina riyaale ayaa editor ka ah oo diiday inaa wax lagu qoro dee waa wax lagu qoslo madaxwayne ayaa website editor ka ah sidoo kale ayaa wax lala yaabo ah waxa saylac.com soo qortay ee umada ay war uga dhigayso,, hadal iyo dhaman waxan kula talin laha saylac.com inay iska ilawdo qabyaalada indha tirtay oo ay garato inay tahay media umada u dhexeeya oo ayna ahayn idaacad qabiil oo ah sida ay hada u muuqato ,,, saylici iyo reer nuur ka aad sheegaysana wax ka dhexeeya ma jiree munafaqada kala fadhiista umada,,,,
Muse Farah
Borama Awdal
Categories: Waxay Ila Tahay (Opinion)
Faraqa u Dhaxeeya Xinka Iyo Xaasidnimadda
Maalintii uu Isaaq Borama Midida Kuula Yimiday ee uu ku Yidhi Qoorta iga Goo intuu Daarood Iga goyn lahaa Inaad Qoorta Goyso Ayay Ahayd!! Lakin Adiga Lagaa Gooyay Oo dhulka Is Dhigay….
Doqoniimada An Xuduuda Lahayn, Dawo Ma Loo Heli Doonaa?
Maleeshiyada Geesh Aden bile Afhayeenka u yahay iyo Maamulka Hargaysa iyo Xukumadda Jabouti way wada socdaan (Waa hal kaliya)!!!.
Is Casilaada Xildhibaanada Iyo Damaca Beesha Ciise Wuxu Soo Toosiyay Saddex Fidmo Oo Jiifay
M/xigeenka Somaliland Eng,Cabdiraxmaan C. Ismaaciil (saylici) waa Geesi, Karaamo iyo Karti Badan oo Lagu Xardhi Doono Taariikhda Awdal ee Facaweyn