Waar Bal Wasiirku Ha Hadlee, ‘Xakamtu-Nafsakum’..!

Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Mudane Axmad Xaaji Daahir Cilmi inuu hadlo ayaa muddo dheer la sugayaye, dee bal ha hadlee idinku xakameeya naftiina!. Dhawrkii sanadoodba mar ayaa la maqlaa codkiisa mar kaasina wuxu ku soo baraarugaa goor ‘xeedho iyo fandhaal kala dhaceen’. Ilaahay ballankii barquu kacay. !


Wasaaradii ahayd inay ugu wacyi galin iyo hadal badato wasaraadaha dalka ayaa waxay noqotay midda ugu aamus badan uguna hadal yar. Idaacadda aamustay ee Hargeysa ku taali waxay la mid tahay sida, ‘dur-dur oomay’. Wasiirkii wasaaradaasina wuxu noqday ‘Goor xun hadle’, goor xun oo an loo baahnayn inuu hadlo iyo goob an ku haboonayn ayuu ka hadlaa.

Balse hadal iyo murti; Wasiirka warfaafinta iyo idaacada Hargeysaba hadalbaa horey looga waayaye, bal maruun ha hadlaane iskaa daaya waa intaasoo maalin hadal khayr lihi kasoo baxaaye.

One Comment on “Waar Bal Wasiirku Ha Hadlee, ‘Xakamtu-Nafsakum’..!”

  1. cali dable
    November 23, 2009 at 11:59 pm #

    marka hore salaan marka labaad waa cajiib oo cajiib wasiirka warfaafinta axmed x daahir oo marka uu hadlaba dadka ka yaabiya gaar ahaan reer awdal iyo salal ok anigu wasiirka lama yaabani waxaan layaabanahay rayaalaha u magacabay wasiirnimada tolow wasiirada rayaale masidanba cajiib cajiib ,.

Leave a Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

Gravatar
WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.