Bahda HiilDan iyo AllBoon waxay tacsi gaadhsiinayaa ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii iyo dhammaan qarankii uu ka geeriyooday wasiirkii Macdanta iyo Biyha Somaliland, Marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf. Ilaahay Marxuunka naxariistii janno haka waraabiyo, dhammaanteenna haynaga siiyo samir iyo Iimaan. Taariikhdii wasiirka halkan ka akhriso:
TACSI GEERIDA MARXUUMAD HOOYO HIBO SOOFE
Inaalilaah wa innaa ileyhi raajicuun Anigoo ka wakiil ah reer Cabdi Carwo iyo xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u diryaa Reer Calisalaan Axmed Daad iyo Reer Soofe geerida ku timid Hooyo Hibo Soofe oo shalay ku geeriyootay magaaladan Cardiff. Waxaan si gaar ah u tacsiyadeynayaa tafiirteeda joogta Cardiff ee ay hormoodka u yihiin Eid [...]
Dood Furan: Yaad U Dooran Lahayd Hogaamiyayaasha Awdal/Salal, Wakhtigan Adag Ee Lagu Jiro
By Mujaahid Farxaan waxaynu wada ognahay in maqaaamki iyo samayntii aay kulahayd bariga africa bulshada awdal iyo salal uu sii lumayo waqtixadirkan aan kujiro bulshada gobolada awdal iyo salal waxay ku dhow dahay in la iloowo oo xataa aan sheeko tariikheed lagu soo xasuusta aay meesha kabaxdo ifafalaha muuqda iyo waaqiciga jiraa waamid aanu qofna [...]
Bridging the Gap: Awdal Websites!
Wcays Qaasim X. Daahir. waisqa@hotmail.com The Internet or the World Wide Web is indeed a wonderful, and amazing addition to our lives.
















Falanqayn: Comments