Archive | November 10, 2009

Daahiroow Mar Kale, Dalku Nabad Ma Yahay?

London (HiilDan) – Saddex sanadood iyo badh ka hor (April 2006), waxaynu soo bandhignay qormadii halhayskeedu ahaa “Daahiroow Dalku Ma Yahay Nabad?”.  Qormadaasi  oo aynu ku weydiinay Madaxweynaha JSL,  bal inuu inooga jawaabo in nabadgalyda dalku  kasii dadrayso iyo inay ka sii raysanayso ilaa iyo intii UDUB-ta barakaysani hantiday xukunka dalka. Waxyaabihii muujinayay nabad galyo [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.