HiilDan.Com

Codka DanWadaagta Awdal Iyo DanYarta Soomaaliyeed – "Gunnimmo Dhereg Leh,Gobanimo Gaajo Leh Ayaa Ka Roone, Hallaysla Garto, Inaan Guddoonsannaa, Gar Innoo Ahe".

Archive for November, 2009

Macal-Ciidee; Ciidal Caafiya..!!!

Posted by hiildan on November 26, 2009

Bahda HiilDan iyo AllBoon  waxay salaanta ciidda oo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan akhristayaashooda, ehelkooda iyo qaraabadooda iyo asxaabtooda meel kasta oo ay aduunka ka joogaanba.  Macal Ciidee wada dhaha, Wa-ciidal Caafiya.

Posted in Hambalyo Iyo Salaan (Greetings) | Leave a Comment »

KU CIIDA CAAFIMAAD IYO BARAKADA XAJKA

Posted by hiildan on November 26, 2009

By
Ahmed Arwo

Mahad oo dhan ALLE ayaa leh. ILAAHA inaga dhigay Muslim, ILAAHA inagu tilmaamay inaynu nahay ummadda ugu kheyr badan ummadaha, Waxa nasiib leh inta Alle waafajiyey xajka sanadkan, ee hilow iyo qalbi furan ku ajiibay amarkii Eebbe, kuwa yidhi Labayka Allaahu Labayk.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | 1 Comment »

saylac.com waxaan u sheegaya inuuna saylici ahayn Editor website ee uu yahay musharax qaran.

Posted by hiildan on November 25, 2009

By Muuse Faarax  – Boorama Awdal
Marka hore waxan salaan u dirayaa bahda website yada ee mar walba inala socod siiya wixii jira caalamka,,, marka labaad hadaan usoo dhaadhaco sobobta igu kaliftay inaan wax soo qoro ayaa waxay tahay waxaan arkay maqaal daciif ah oo runta ka fog oo waliba munafaqad reeraysani ku jirto oo ay soo qortay saylac.com oo ahaa saylici oo ka hor joogsaday websiteka uu maamulo inuu tacsi u diro marxuum kii geeriyooday dhawaanta ee qaasim,,,,,,

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »

Tacsi Ka Socota Jaalliyadda Awdal/Salal Switzerland: Marxuum Qaasim

Posted by hiildan on November 25, 2009

Inaalilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun anagoo ah jaliyada awdal salal iyo gabilay ee kudhaqan dalka switzerland waxaan tacsi tiiranyo leh  udiraynaa qoyski iyo qarabadii uuka baxay marxuum Qasim sh Yusuf oo ahaa wasiirka macdanta iyo biyaha ee somaliland oo ku geeriyoday dalka sucudiga anago kal ah:

Read the rest of this entry »

Posted in Tacsi(Condolences) | Leave a Comment »

Waar Bal Wasiirku Ha Hadlee, ‘Xakamtu-Nafsakum’..!

Posted by hiildan on November 21, 2009

Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Mudane Axmad Xaaji Daahir Cilmi inuu hadlo ayaa muddo dheer la sugayaye, dee bal ha hadlee idinku xakameeya naftiina!. Dhawrkii sanadoodba mar ayaa la maqlaa codkiisa mar kaasina wuxu ku soo baraarugaa goor ‘xeedho iyo fandhaal kala dhaceen’. Ilaahay ballankii barquu kacay. !

Read the rest of this entry »

Posted in Faalada Warka (News Analysis) | 1 Comment »

Allaha U Naxariisto Qaasim Sh. Yuusuf

Posted by hiildan on November 20, 2009

Bahda HiilDan iyo AllBoon waxay tacsi gaadhsiinayaa ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii iyo dhammaan qarankii uu ka geeriyooday wasiirkii Macdanta iyo Biyha Somaliland, Marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf. Ilaahay Marxuunka naxariistii janno haka waraabiyo, dhammaanteenna haynaga siiyo samir iyo Iimaan.

 Taariikhdii wasiirka halkan ka akhriso:

Posted in Tacsi(Condolences) | Leave a Comment »

TACSI GEERIDA MARXUUMAD HOOYO HIBO SOOFE

Posted by hiildan on November 20, 2009

Inaalilaah wa innaa ileyhi raajicuun

Anigoo ka wakiil ah reer Cabdi Carwo iyo xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u diryaa Reer Calisalaan Axmed Daad iyo Reer Soofe geerida ku timid Hooyo Hibo Soofe oo shalay ku geeriyootay magaaladan Cardiff. Waxaan si gaar ah u tacsiyadeynayaa tafiirteeda joogta Cardiff ee ay hormoodka u yihiin Eid Calisalaan, Xasan Calisalaan, Cabdikarim, Mahad, iyo Rooda Calisalaan, tafeertooda iyo tafiirta marxuumadda meel kasta ooy joogaanba. Sidoo kale waxaan tacsideynayaa ehelka kale ee marxuumada, duriyadooda, asxaab, qaraabada, xigto iyo xigaal meel kasta ooy joogaanba, waxaan leeyahay samir iyo iimaan.
Read the rest of this entry »

Posted in Tacsi(Condolences) | Leave a Comment »

Dood Furan: Yaad U Dooran Lahayd Hogaamiyayaasha Awdal/Salal, Wakhtigan Adag Ee Lagu Jiro

Posted by hiildan on November 20, 2009

By Mujaahid Farxaan 

waxaynu wada ognahay in maqaaamki iyo samayntii aay kulahayd bariga africa bulshada awdal iyo salal uu sii lumayo waqtixadirkan aan kujiro bulshada gobolada awdal iyo salal waxay ku dhow dahay in la iloowo oo xataa aan sheeko tariikheed lagu soo xasuusta aay meesha kabaxdo ifafalaha muuqda iyo waaqiciga jiraa waamid aanu qofna iska indha tiri karin waayo waxaynu ognahay faragalinta kaga socota xududa aay laleedahay  bulshadu beesha dhexe iyo tan galbeedba

  Read the rest of this entry »

Posted in Dood (Debate) | 7 Comments »

Bridging the Gap: Awdal Websites!

Posted by hiildan on November 20, 2009

Wcays Qaasim X. Daahir.

waisqa@hotmail.com

The Internet or the World Wide Web is indeed a wonderful, and amazing addition to our lives.  

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »

Tacsiyo Ka Socda Bulshada Boon : Geerida Marxuum Cawaale

Posted by hiildan on November 17, 2009

Waxaan ka tacsiyaynaynaa geerida ku timid Gudoomiyihii Gobolka Salal, Marxuun CAWAALE XASAN ISMAACIIL.   Waxaanan u  tacsiyaynaynaa xaaskiisii , caruurtiisii , iyo ehelkiisii , anagoo ah Maamulka Degmada Boon iyo salaadiin iyo caaqilaba .

Read the rest of this entry »

Posted in Tacsi(Condolences) | Leave a Comment »

Allaha U Naxariisto Marxuum Cawaale: Guddoomiyihii Salal

Posted by hiildan on November 17, 2009

Bahda HiilDan iyo AllBoon waxay tacsi gaadhsiinayaan ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii iyo guud ahaanba bulshada gobolka Salal, geerida ku timid marxuun Cawaale Ismaaciil Xasan oo ahaa guddoomiyihii gobolka SALAL. Ilaahay marxuunka haka warabiyo naxriis janno, dhammaanteena haynaga siiyo samir iyo iimaan.

READ MORE.

Posted in Tacsi(Condolences) | 1 Comment »

HOOYO CAARCAAROW BA’AY!

Posted by hiildan on November 15, 2009

By Yassin Meraneh

Waxaa laga sheegay bari hore haweeney soomaaliyeed oo dad iyo dal jecel inay aragtay nin askariya oo mayd ah  oo jidka  dhinaciisa yaal iyada  oo galab caraabaysa maalin.

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »

Xukumada Somaliland: Dhulka Samaroon Way Qaybisaa, Dad-qalatadana Masoo Qabato

Posted by hiildan on November 14, 2009

By Mujaahid Farxaan

mujaahid-farxaan

XUKUMADA SOMALILAND WAY KARTAA DHULKA REER AWDAL INAY U QAYBISO CIISE IYO ISAAQ MASE KARTO INAY SOO QABATO KUWII HALDOORKA REER AWDAL HILIBKODA WADHAY KALABAYDHKA MIYAA?? 

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

Boqol Gobanimo Ku Dhinta Ayaa Ka Roon, Bulsho Gunnimo Ku Nool.

Posted by hiildan on November 13, 2009

By Mujaahid Shariifka

MCShariif

Dhulkii uu xoreeyey halgamaagi waynaa ee Axmed Gurey ayuu maanta Dahir Rayale si xarago leh ku bixiyey, isaga oo Maxad-Case ku Xumaynaya.

Posted in Warka (News) | 2 Comments »

Imisaad Siisan Lahayd Sacadu-Diin?

Posted by hiildan on November 12, 2009

Posted in Warka (News) | 32 Comments »

SIYASIYIINTA IYO SALADIINTA TAYADA XUN EE AWDAL MA WAXAY NOQDEEN MAKARAFOONKA CADOWGA BULSHADU ISTICMAALO ?

Posted by hiildan on November 11, 2009

By Mujaahid Farxaan

Waxaynu wada ognahay meesha  aay ina dhigeen sisasiyiinteenu iyo saladiinteenu. Waa kuwa inoo loogay warabaha ee maanta halka aan taganahay ina dhigay, waa kuwa xaqeenii u qaybiyay bulshada aan la dariska nahay.

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »

BADHEEDHAHA ALLBOON..!

Posted by hiildan on November 11, 2009

Gurigii Jacaylkiyo, Waayeelkii Godobta

Guriga Jacaylka iyo Waayeelka Godobta

 …HALKAN KA AKHRI….

Posted in Badheedhe (Editorial) | Leave a Comment »

Sacadiin Yaa Gaday, Yaase Laga Gaday?

Posted by hiildan on November 11, 2009

By Mujaahid Farxaan 

mujaahid-farxaan 

 REER AWDALOOW DHULKIINII  IYO DADKIINIIBA MA WAXAY  NOQDEEN TIMIR XABAAL TAALA:  ’SACADIIN  YAA GADAY YAASE LAGA GADAY’?.

Read the rest of this entry »

Posted in Faalada Warka (News Analysis) | 5 Comments »

Daahiroow Mar Kale, Dalku Nabad Ma Yahay?

Posted by hiildan on November 10, 2009

London (HiilDan) - Saddex sanadood iyo badh ka hor (April 2006), waxaynu soo bandhignay qormadii halhayskeedu ahaa “Daahiroow Dalku Ma Yahay Nabad?”.  Qormadaasi  oo aynu ku weydiinay Madaxweynaha JSL,  bal inuu inooga jawaabo in nabadgalyda dalku  kasii dadrayso iyo inay ka sii raysanayso ilaa iyo intii UDUB-ta barakaysani hantiday xukunka dalka. Waxyaabihii muujinayay nabad galyo darrada ee saddex sano ka hor saxaafadaha lagu baahiyay isla qormadaana aynu kusoo qaadnay waxa ka mid ahaa:

Read the rest of this entry »

Posted in Badheedhe (Editorial) | Leave a Comment »

SHARAFTA IYO KARAMADA LUNTAY EE BULSHADA AWDAL IYO SALAL WAXAY KUJIRTAA INAY GOBOLADOODA KATAGAN CALAN UGAARA

Posted by hiildan on November 9, 2009

By Mujaahid Farxaan

sidaaynu wada ognahay bulshada awdal iyo salal waxay marayaan xalad muruga leh  marka loo eego aqoonyahankodii sida arxan darada ah loo xasuuqay ee aan inlaahada  laba isla sooqaadin waa arin  aan looga  baran bulshada ku dhaqan geeska africada bari  dhamantood waayo marka aay  dhacdo arintan oo  kale  waxaa  isxilsaari  jiray reerka dhibta gaystay oo kuwa loogaystay  dhibta la  hawl  gali jiray. 

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »

Taxadir Ha Loo Yeesho Dariiqa Gabiley Iyo Dad-Qalatda..!

Posted by hiildan on November 7, 2009

By Mujaahid Shariifka
 
Ka Taxadira Dad-Qalatada..!!!!
Socotada Reer Awdal waa bartilmaameedka ay ku cadho furfurtaan markasta oo  ay ciidamada jiida hore ee Kadleeye Army ay dhagaha kasoo tumaan dadqalatada uu hogaanka u yahay Mujrim Maxamed Maxamoud Rage.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

CODKAAGA KU CIIL BAX (20) CAQLIGAAGA CUSKO.

Posted by hiildan on November 7, 2009

Ahmed Arwo
Waxa hubaal ah in abuurista Illaahay tahay raxmad iyo miisaan aan cid labayn karin. Waxa jidhkeena, dareenkiisa, dhaqaaq iyo qawlba, xakameeya oo hogaamiya maskaxda. Waxa si miisaan leh leynoogu manaystay xubno midwaliba baahi gaara ah kafaynayso. Xukunoo dhammi waxuu ku soo uruuray madaxa. Haddaba xubnha madaxa ku yaalaa waa kuwee maxay se qabtaan?

Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »

Cabdiraxmaan Zeylici waa halyey kasoo dhexbaxay Awdal.

Posted by hiildan on November 6, 2009

By MC Shariif

 Loolanka siyaasada JSL ayaa ah mid aan haba yaraatee ka xoroobin waxii lasoo dhaafay ee ahaa qabiil ku qaybsiga dadka qaarkiina ay ku noqotay laf dhuun gashay markii uu wadanka ka hana qaaday nidaamka xisbiyada badan ee loo yaqaano MULTIPARTISM.  Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | Leave a Comment »

Timacadde iyo gabaygii TALEEX.

Posted by hiildan on November 5, 2009

Tiibiidu(TB)Soomaalidaay, maaha tiif cudure

Tallaalkeedu waa noloshaan, Taabi laanahaye

Isticmaarkan Tamashlaynayaa, tuubo loo sudhaye

Read the rest of this entry »

Posted in Suugaan(Somali Literature), Warka (News) | Leave a Comment »

Suuratu Al-Calaq

Posted by hiildan on November 4, 2009

Posted in Diin (Religion issues) | Leave a Comment »

Heesta Maanta Iyo HiilDan: Wada tashi, kala tashi, kali tashi,isku tashi, iska tashi..!

Posted by hiildan on November 2, 2009

Posted in Suugaan(Somali Literature) | Leave a Comment »