Archive | October 27, 2009

Waa Mar Kale Iyo Mahdi Ghandi..!!!

By Mahdi Faarax Aadan (Mahdi Ghandi)

Read More

Somaliland Ma Waxa Ka Jira Dad-qalato Siyaasadaysan?

Read More

DanYarta Reer Boon, Dulmiga Hallaga Daayo

Mudane Miicaad Caynaan Gadiid oo ah muwaadin reer Boon ah oo aad iyo aad looga yaqaano Boon. Ayaa waxaynu dhawaan ku war helnay inuu Madaxweynaha oo ay isku beel soke  kasoo wada jeedaan uga cawday tacadi lagula kacay oo lagu duudsiyay xaqiisa.  Cabashada Mudane Miicaad Caynaan Gadiid waxa lagu soo bandhigay shabakada RAMAASNNEWS, oo aynu [...]

Read More

CODKAAGA KU CIIL BAX (19). TALO IYO TUSAALAYN KOMISHANKA DOORASHOOYINKA.

  Waa hanbalyo iyo bogaadin iyo dardaaran u socda komishanka cusub ee guddoon wacan. Hor iyo horaan waa komishan leysku raacay, cod aan waxba lagala hadhin lagu fooladeeyey, waxayna Wakiiladu u xidheen cumaamad ay hareero hayaan mucaafid iyo mucaaridba.

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.