Suldaan Galaal Wuxu Yidhi: “Rayaale Beesha Reer Karbala (Isaaqa) Dhabtooda Kuma Jiifo ee Iyagaa dhabtiisa ku Jiifa oo is Baday Waana Buste ay Dhaxanta Ka Galeen”.
Archive | October 22, 2009
BAAFIN: Yaa Arkay Cabdilaahi Maxamuud Xirsi..?
Taasi waxay keentay in cabdilaahi maxamuud uu mutaysto xadhig kadib markii lagu soo eedeeyay aflagaado iyo inuu gaystay hadalo lid ku ah gooni isutaaga iyo madaxbanaanida somaliland , kadibna waxaa loo taxaabay jeelka magaalada Boorama.
Maxaad ka xasuusataa Horumarka Bulshada Soomaaliyeed iyo Somali-lanba ay gaarsiisay Hooyada Xawaaladaha ee Shirkadada Dahabshiil oo ah Shirkadaha ugu waawayn ee Geeska afrika ka jira 20-kii sano, haysatana abaalmarintii ugu balaarnayd ee la siiyo Shirkadaha labada Gobol…
19-kii sano ee Soomaaliya ay ku jirtay fowdada iyo Jahwareerka dhinaca Siyaasada, waxaa Dalka Soomaaliya ka hanaqaaday shirkado aad u tiro badan, oo mid waliba ay adeeg gaar ah u qabato bulshada, haddana Shirkadahaasi badidoodu waxey noqdeen kuwo ka shaqeeya danahooda oo keliya, oo aan wax Xil ah iska saarin danaha shacabka, Duruufaha adag ee [...]
















Falanqayn: Comments