Archive | October 19, 2009

Hambalyo BoonNews Online Hambalyo..!!!

 Waxaynu hawada kusoo dhawaynaynaa shabakada bilicda san ee BOON NEWS ON LINE, iyo tafatiraheeda  da’da yar isla markaana dadaalka iyo dulqaadka iyo daacadnimada badan ee naftii Hure,  SAMAROON ROOBLE XASAN WACAYS . Waa lagu sugaayoo lagu saadaalinaayaye soo dhawoow Boon News On-Line.  

Read More

Xusbiga KULMIYE, Siyaasaddiisa Wax Haka Badalo.

 Xusbiga KULMIYE,  waxkasta wuxu u bilaabaa si wanaagsan, hadana meel dhexdaasiya ayay kaga dhabaqdaa oo ma yeesho dhammaystir fiican.  Waxyaabaha uu xusbigani ku leeyahay ammaan badan ee lagu xuso waxa ka mid ah shirarkii Hageysa iyo Burco ee lagu kala dooranayay golaha dhexe iyo golaha fulinta, oo si habsami leh u qabsoomay iyagoo wakhtigaasi dhan walba oog lagaga [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.