Gabaygan waxa tiriyay Suldaan Salebaan Cali Ismaaciil, suldaanka guud ee beesha Reer Nuur. Suldaanku gabaygan waxa uu kaga hadlayaa xaalada uu ku suganyahay dalka Somaliland, waxa kale uu kula dardaaramayaa dadka Maamula amase haya xilalka muhiimka ah ee laga maamulo dalka sida Madaxwaynaha iyo Golaha baarlamaanka.
Rival Clans Re arming over Somaliland Farm Ceelberdaale
Abdillahi Omar Qawdhan, a Somaliland coast guard consultant and marine expert, told IRIN: “We have information that illegal small arms are smuggled to parts of the Somaliland coast but what we know is that small-calibre ammunition is imported to the west coast in sacks by the Yemeni boats that import fuel and other items to [...]
‘GADABUURSI TRADITIONAL HISTORY’
Aniga oo magacaygu yahay Maxamed Cilmi Maxamuud waxaan rabaa in si kooban uga faaloodo taariikhda rasmiga ah ee Gadabursiga ama tafiirtii sheekh (Muxumed, ama Sheekh Samroon)hadaba si jirta aduunkani aan ku noolnahay bulsho kaste oo meel ku nool oo la odhan karo magaca, waxay leeyihiin Asal-Raac fog oo ah mid ay ku noqdeen dadka jinsiyad [...]
siyaasada Beelaha magaaloyinka waaweyn dega oo ka dhex muuqan boratankaa
By Roodahodan (Ohio) Marka hore salaan sare ayaan idiin soo gudbinyaa waana wanaagsan tahay in la soo bandhogi ra.iyaga bulshada meel kasta oo ay jogaan iyada oo aan loo egeyn hayb ama tageerid midna
















Falanqayn: Comments