Archive | October 12, 2009

Waababka (Websites) Cusub Ee Awdal: ‘Ilma-Adeer Makala Adkaado’..!

Waabab Cusub (New Websites) ayaa maalin walba kusoo kordha ummadda Af-soomaaliga ku hadasha. Ummaddaasi oo lagu tilmaamo inay ku jiraan safka hore ee  dadyoowga ugu waabab (websites) badan qaaradda madoow ee Afrika, gaar ahaan shabakadaha wararka iyo xayaysiisyada. Hadaba is weydiinta xusidda mudan ayaa waxay tahay, waababkani cusubi miyay cusub yihiin runtii, mise magaca ayuunbaa [...]

Read More

Igu Wallee Waa Yaabe, Yaa Waalan..?!

Anigaa u gurmaday  markii uu ceelku liqay. Kadibna markii an ogaaday in  saaxiibkay wada qoyay, ayaa dee  si an u qallajiyo waxan ku wadhay geedka meesha ku yaalla. Been ha sheegin saaxiibkay ismuuna  diline, waanu qallajinaynaye”. !!!.

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.