Archive | October 11, 2009

Roob Dab Ah iyo Dameer Ku Qoslay…!!!

Carruureey Maalmo iyo Habeeno Wanaagsan..! Carruureey, waayo hore oo hore, ayaa waxa jiri jiray nin   xariif ah oo magaciisa la odhan jiray JUXA. Juxa wuxu lahaa  sheekooyin badan, waxana  ka mid ahayd sheekadeenan maanta, oo ku saabsan JUXA oo safar ay wada galeen koox kale.  Kooxda uu safarkaasi la galay waxay ka koobnaayeen laba nin oo Dameer wata, waxayna [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.