Archive | October 9, 2009

Hirdanka Loogu Jiro Kursiga Hargaysa Waa Dhagar Loo Gaysanayo Samaroon

By Dhiirrane Kooxaha ku hardamaya kursiga madaxtooyada Hargeysa ayaa keenay in dagaalo markale ay dib uga soo cusboonaadaan degaanka Dila iyo Baki. Dagaaladan oo in mudaba ah ka socday degaankaas ayaa waxa ay la xiriiraan oo ay qeyb ka yihin hirdanka kursiga ee Hargeysa ka socda.

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.