Archive | October 8, 2009

Dhagarta Gabiley/Hargeysa iyo Dhoohanaanta Boorama

Boorama(HiilDan)- Maxaad kala socotaan dhaq-dhaqaaq dhagareedka xoogga leh ee dhammaan beelaha Gabiley iyo Hargeysa  ugu guntanayaan sidii ay cagta u marin lahaayeen dhul weynaha Awdal marka laga bilaabo Dila ilaa iyo Lughaya?. 

Read More

CODKAAGA KU CIIL BAX (17) “GARI LABA NIN WEY KA WADA QOSLISAA !”

Ahmed Arwo Maqaalkii hore waxaan ku soo taxay dhacdooyin xidhiidh ah oo si taxane ah dalka uga dhacay ahna kuwii dhalay qalalaasaha siyaasadeed amba dastuur ee Arbacadii 30/09/09 lagu soo gabagabeeyey saxeexa seddexda Guddoomiye xisbi, markhaatina ka ahaayeen bulshada caalamku. Tasoo bidhaamisay hab-dhaqanka maamulaka Riyaale ee ku adag maqalka bulsho-weynta Soomaliland kolka ay u dhego [...]

Read More

Tacsi Geerida Suldaan Guray

Anaga oo ah jaaliyada reer borame ku nool gobolka Texas USA waxan tacsi u diraynaa qarabadii iyo dhamaan umada reer somaliland geerida ku timid Suldaan Muxumed Nuur Geele {Guray}oo ku geeriyooday magaalada borame inuu ilaahay naxariistii jano siiyo  .     amiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin  

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.