INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Dhammaan bahda AllBoon iyo HiilDan, iyo dhammaan tafiirta reer Caateeye Faahiye meel kasta oo ay joogaanba, waxay tacsi tiiraanyo badan oo wada jir ah ay gaadhsiiyaan, dhammaan tafiirta Suldaan Guray Nuur meel kasta oo ay joogaanba, geerida ku timid suldaan Guray Nuur(AUN).
Waxaynu marxuumka Ilaahay uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Naxariis Janno. Dhammaanteena Innaga siiyo Samir iyo Iimaan..AAMIIN..
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Categories: Tacsi(Condolences)
Abwaan C/laahi Macalin Axmad Cusmaan -Dhoodaan(AUN): Taariikh Nololeed Kooban
Allaha U Naxariisto Sheekh Cismaan Maxamad C/Kariim (Cismaan Gacanlow): Abwaan, Fannaan Iyo Sheekh Soomaaliyeed.
TACSI: Professor Cumar Cusmaan Raabe (Alla Ha U Naxariisto)
TACSI: Marxuum Daahir C/Laahi Jimcaale(White Horse) Allaha U Naxariisto
Tacsi Ka Timid La Taliyaha Madaxweynaha Ee Dhaqaalaha Iyo Ganacsiga
TACSI Ka Socota Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Coventry Kuna Socota Qooyska Reer Maxamad Yuusuf Madar (Iimaan)
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Ilahay naxariistii jano maruunka ha ka waraabiyo qabrigana ha u nuura nabigiina ha kala jaardhigo oo inta uu shafeecad qaaday ha ka yeelo.Ehelkiisii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo imaan Allah ha ka siiyo. Aamiin
NAALILAAH WA INAA ILEEHI RAAJUCUN!!!!!!!!
CABDIQANI WAAN KU SALAAMAYAA IGANA GUDOONSII TACSI TIIRAANYO LEH MADAXWEEYN NAHEENA CABDIRAMAAN CABDILAAHI (SAYLICI) KU TIMID WAXAANA AAN LEEYAHAY SAMIR IYO IIMAAN ALLAH HA IDIN KA SIIYO MUXUBADIISII IYO KALGACAL KII WAALIDNIMO EED U HAYSEENA ILLAHAY NAXARIISTIISA HA IDIINKU BADALO DHANMAANTIIN.
MARXUUNKANA ILLHAY JANATA FARDOWSA HA KA WARAABIYO INTII NABIGEENII SUUBANAA LA JAAR NOQOTANA ALLAH HA KA DHIGO , DANBIGIISII IYO KII WAALIDIINTIIBANA ILLAHAY HA U DHAAFO INTII KITAABKA MIDGTA LOOGU DHIIBANA ALLAHA HA KA YEELO, CADAABATAL QABRIGANA ALLAH HA KA BADBAADIYO, QABRIGANA ALLAH HA U NUURO ISGA IYO INTII UMADA NABI MAXAMADBA AH.