Anigoo ku hadlaaya magacayga, magaca REER CABDI CARWO iyo kan Xaaskeyga Amal Cumar Carte waxaan tacsi u diraya tafiirta, ehelka, qaraabada, iyo xigaalka uu ka geeriyooday marxuum Xaashi Cismaan Yuusuf oo ku geeriyooday HARGEYSA shalay 06/10/09,.
Archive | October 7, 2009
Tacsi: Marxuum Suldaan Guray Nuur(AUN)
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhammaan bahda AllBoon iyo HiilDan, iyo dhammaan tafiirta reer Caateeye Faahiye meel kasta oo ay joogaanba, waxay tacsi tiiraanyo badan oo wada jir ah ay gaadhsiiyaan, dhammaan tafiirta Suldaan Guray Nuur meel kasta oo ay joogaanba, geerida ku timid suldaan Guray Nuur(AUN).
Jawaab iyo Toosin: Shabeel Nin Rabeeyay, Riyuhuu Ka Cunaa
By Ayaan Aadan – SEATLE Marka hore waxa idinku salmayaa salaanta islaamka saalumu calykum Bacda salaan walaal waxan jeclaystay inaa waxogaa toosin siiyo maqaal ka mida maqaalada aad ku soo qaraysaan websityada hada la sameystay. Maqaalkaasi oo ahaa “Shabeel Nin rabaystuu Ridiisa cunaa” (WeraarPress).
















Falanqayn: Comments