Archive | October 6, 2009

Muuse Rabiile Good: Aabihii Aasaasay Gobolka Awdal

 Marxuum Muuse Rabiile Good (Raxmatullah Calayhi)- waa Aabihii aasaasay  Gobolka Awdal, Awdalta Cusub (New Awdal). Isaga la’aantiina ma jirteen maanta gobol dadkeenu sheegtaan oo kuba faanaan, iskuna halleeyaan.  Waxaynu halis ugu jiri lahayn dhul ballaadhsiga iyo dhul sheegashada beelaha dariska, oo waxaynu ahaan lahayn degmo ka tirsan gobolka Hargeysa. Ilaahay ka sokow, waxaynu Awdal ugu [...]

Read More

QABYO: Cabdilaahi Suldaan Timacade (AUN)

Nin qalbi la quraan kii u akhriyay, “Qaaf” dheh ku harraadye Kutubtaa sidii loo qarridhay, qiil la’ Aakhiro e Qayrkii ka hadhe waa ninkii, qalay walaalkiiye  

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.