Archive | October 2, 2009

Intay Somaliland (IsaaqLand), Sidan Tahay….

Intay Somaliland(Isaaqland) sidan tahay, ama saxu qalad yahay, dhiig sarartu leedahay, safarkii dhacan yahay, Seeraha Boorama seeftu iga taal, waan ka soomay siyaasade, sayliciga iga daa, sadddexlay ha ii tumin, saddex lay ha ii tumin…!   

Read More

DanYare iyo DaNana: ‘Soo Hor Caashaqa’…!

DanYare iyo DaNana waxay doorkan maanta ah rabaan bal inay hadal wanaagsan iskula hadlaan oo khilaafkooda badan soo af-jaraan. Balse, waxa la yaab leh, waa inay mar walba naruuro ama qiil u raadshaan sidii ay iskugu soo jiidh-dabci lahaayeen. Qiilka ugu fiican wakhtigan xaadirka ah, ee u fasaxaya isu soo dhawaanshahooduna wuxu yahay, in saddexdoodii [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.