HiilDan.Com

Codka DanWadaagta Awdal Iyo DanYarta Soomaaliyeed – "Gunnimmo Dhereg Leh,Gobanimo Gaajo Leh Ayaa Ka Roone, Hallaysla Garto, Inaan Guddoonsannaa, Gar Innoo Ahe".

Archive for October, 2009

Daryeel La’aanta Carruurta Darbi Jiifka Hargeysa

Posted by hiildan on October 30, 2009

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

Doqontiyo Haweenkuba, Qofkii Ay Diloodaan, Cagta Kama Dul Qaadaan…!!!

Posted by hiildan on October 29, 2009

Posted in Suugaan(Somali Literature) | Leave a Comment »

Awdal: Maamulka Ka Jiraayi, Siduu Kula Yahay?

Posted by hiildan on October 28, 2009

Posted in Dood (Debate) | 33 Comments »

Waa Mar Kale Iyo Mahdi Ghandi..!!!

Posted by hiildan on October 27, 2009

By Mahdi Faarax Aadan (Mahdi Ghandi)

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

Somaliland Ma Waxa Ka Jira Dad-qalato Siyaasadaysan?

Posted by hiildan on October 27, 2009

Posted in Faalada Warka (News Analysis) | Leave a Comment »

DanYarta Reer Boon, Dulmiga Hallaga Daayo

Posted by hiildan on October 27, 2009

Miicaad Caynaan Gadiid

Mudane Miicaad Caynaan Gadiid oo ah muwaadin reer Boon ah oo aad iyo aad looga yaqaano Boon. Ayaa waxaynu dhawaan ku war helnay inuu Madaxweynaha oo ay isku beel soke  kasoo wada jeedaan uga cawday tacadi lagula kacay oo lagu duudsiyay xaqiisa.  Cabashada Mudane Miicaad Caynaan Gadiid waxa lagu soo bandhigay shabakada RAMAASNNEWS, oo aynu kasoo xiganay, wuxuna u dhignaa sidatan hoos ku xusan.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

CODKAAGA KU CIIL BAX (19). TALO IYO TUSAALAYN KOMISHANKA DOORASHOOYINKA.

Posted by hiildan on October 27, 2009

 
Waa hanbalyo iyo bogaadin iyo dardaaran u socda komishanka cusub ee guddoon wacan. Hor iyo horaan waa komishan leysku raacay, cod aan waxba lagala hadhin lagu fooladeeyey, waxayna Wakiiladu u xidheen cumaamad ay hareero hayaan mucaafid iyo mucaaridba.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

Mulliyo Iyo Xuseen: Sheeko Taariikhiya iyo Jacayl Dhab Ah..!!!

Posted by hiildan on October 26, 2009

 

Jacayl Lama Moosi Karo

Mulliyo: Anna waan bukaa, adna waad buktaa, Labadii buktaa way is baanataaye, buul innoo Kireeyeey……!!!!.

Xuseen: Anna waan bukaa, Adna waad buktaa, Labadii buktaa, Way is baanataaye, Baabacadaada midig beerka iga Saar…!!!!!

Read the rest of this entry »

Posted in Buug Faaqidid (Book Review) | Leave a Comment »

Maxamad Siyaad Barre, Halkuu Ku Dhashay?: Taariikh Nololeed Kooban.

Posted by hiildan on October 25, 2009

Mohamed Siad Barre محمد سياد بري

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

Ha Noqonina ‘BalaayoPress’: Balse Noqda ‘BarkhadPress’..

Posted by hiildan on October 24, 2009

Ha noqonina ‘BalaayoPress’ dadka u horseeda balaayo iyo barakac, balse   noqda ‘BarkhadPress’ dadka ugu baaqa  khayr iyo barwaaqo.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | 2 Comments »

Gabaygii GUUGUULE: Ismaaciil Mire

Posted by hiildan on October 23, 2009

Adigaaba lagu gaadayaa, gooshkan dabadiiye

Guuxiyo cabaadkiyo haddaad, gooha damin waydo
Quruumahakan wada geyfan baa, baalka kaa guriye
Gaagaabso oo aamus yaan , gaadh lagaa qabane!!!

 

Read the rest of this entry »

Posted in Suugaan(Somali Literature) | 2 Comments »

Haddii Danta Isaaq Ku Jirto Madaxweyne Samarroon Ah: Danta Samarroona Maxay Ku Jirtaa?

Posted by hiildan on October 22, 2009

Suldaan Galaal

Suldaan Galaal Wuxu Yidhi: “Rayaale Beesha Reer Karbala (Isaaqa) Dhabtooda Kuma Jiifo ee Iyagaa dhabtiisa ku Jiifa oo is Baday Waana Buste ay Dhaxanta Ka Galeen”.

  Read the rest of this entry »

Posted in Faalada Warka (News Analysis) | 2 Comments »

BAAFIN: Yaa Arkay Cabdilaahi Maxamuud Xirsi..?

Posted by hiildan on October 22, 2009

cabdilaahi_maxamuud_xirsi

Taasi waxay keentay in cabdilaahi maxamuud uu mutaysto xadhig kadib markii lagu soo eedeeyay aflagaado iyo inuu gaystay hadalo lid ku ah gooni isutaaga iyo madaxbanaanida somaliland , kadibna waxaa loo taxaabay jeelka magaalada Boorama.
Read the rest of this entry »

Posted in Baafin | Leave a Comment »

Maxaad ka xasuusataa Horumarka Bulshada Soomaaliyeed iyo Somali-lanba ay gaarsiisay Hooyada Xawaaladaha ee Shirkadada Dahabshiil oo ah Shirkadaha ugu waawayn ee Geeska afrika ka jira 20-kii sano, haysatana abaalmarintii ugu balaarnayd ee la siiyo Shirkadaha labada Gobol…

Posted by hiildan on October 22, 2009

DAHAB%20SHIIL
19-kii sano ee Soomaaliya ay ku jirtay fowdada iyo Jahwareerka dhinaca Siyaasada, waxaa Dalka Soomaaliya ka hanaqaaday shirkado aad u tiro badan, oo mid waliba ay adeeg gaar ah u qabato bulshada, haddana Shirkadahaasi badidoodu waxey noqdeen kuwo ka shaqeeya danahooda oo keliya, oo aan wax Xil ah iska saarin danaha shacabka, Duruufaha adag ee uu dalku ku sugan yahay iyo Xaaladaha bini’aadaninimo ee ay ku jiraan shacabka Soomaaliyeed ee la daalaa dhacaya Dagaalada Sokeeye, burburka & Barakaca.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

Tacsi: Marxuum Xasan Nuur (Sanduuq)-AUN.

Posted by hiildan on October 21, 2009

Dhammaan dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin, waxay si wadajir ah uga tacsiyaynayaan geerida naxadinta leh ee ku timid  MARXUUM- XASAN NUUR oo ku magac dheera ”SANDUUQ” oo ku geeriyooday magalada Boorama 18-10-09. Waxan marxuunka illaahay uga baryeynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan eheladii iyo caruurtiisii iyo qarabadiisiiba samir iyo iimaan uuka siiyo ”AMIIN”
Read the rest of this entry »

Posted in Tacsi(Condolences) | 1 Comment »

Booramaay: ‘Bilaa Caleykum’ Ha Boobin DanYarta..!

Posted by hiildan on October 20, 2009

 Mayarka Boorama Danyarta Lacagta cashuurta uu bixiya leeyahay Bal bila calaykum sida ay u dhibanyihiin Fiirsha iyo abaarta ba’an ee ka Muuqata dhulka beeralayda iyo dadka ah iyo sida ay lafahu u soo baxeen geela iyo lo’da.

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

C/Raxmaan Aw-Cali Maku Soo Noqon Doonaa KULMIYE ?: Mise Suldaanka Guud Ayuu Isku Soo Sharxi Doonaa..?!

Posted by hiildan on October 20, 2009

Posted in Warka (News) | 1 Comment »

Hambalyo BoonNews Online Hambalyo..!!!

Posted by hiildan on October 19, 2009

Hambalyaanu Leenahay Boon News On Line..!!

Hambalyaanu Leenahay Boon News On Line..!!

 Waxaynu hawada kusoo dhawaynaynaa shabakada bilicda san ee BOON NEWS ON LINE, iyo tafatiraheeda  da’da yar isla markaana dadaalka iyo dulqaadka iyo daacadnimada badan ee naftii Hure,  SAMAROON ROOBLE XASAN WACAYS . Waa lagu sugaayoo lagu saadaalinaayaye soo dhawoow Boon News On-Line.

  Read the rest of this entry »

Posted in Hambalyo Iyo Salaan (Greetings) | Leave a Comment »

Xusbiga KULMIYE, Siyaasaddiisa Wax Haka Badalo.

Posted by hiildan on October 19, 2009

Kulmiyaynu Nahay

 Xusbiga KULMIYE,  waxkasta wuxu u bilaabaa si wanaagsan, hadana meel dhexdaasiya ayay kaga dhabaqdaa oo ma yeesho dhammaystir fiican.  Waxyaabaha uu xusbigani ku leeyahay ammaan badan ee lagu xuso waxa ka mid ah shirarkii Hageysa iyo Burco ee lagu kala dooranayay golaha dhexe iyo golaha fulinta, oo si habsami leh u qabsoomay iyagoo wakhtigaasi dhan walba oog lagaga shidayay, oo la moodayay inuu bur-buri doono.

Read the rest of this entry »

Posted in Faalada Warka (News Analysis) | Leave a Comment »

English Orientalist Richard Burton and English Colonialism denounced by Patriotic Somalis

Posted by hiildan on October 18, 2009

 English Orientalist Richard Burton and English Colonialism denounced by Patriotic Somalis
As I promised, following the publication of R. Burton’s itinerary to Harar, I intend to answer many questions that I have received from readers, and publish several comments. I believe that 19th and 20th century colonial literature is one of the many instruments that can help Somalis find out that there are much more elements to unite than to separate them.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

YAA YIDHI DHANXIIR WAA MUSLIM..?!!!

Posted by hiildan on October 18, 2009

DanYare iyo DaNana waxay ku murmayaan muslinnimada Dhanxiir, iyaga  oo  dhawaanahanba rabay inay DhanXiir  gabadh uu dhalay, uga doonaan wiil ka mid ah wiilasha ay dhaleen. 

Read the rest of this entry »

Posted in Majaajillo | Leave a Comment »

Maanshaa Allaah: Isaaq Waxa Kulmiya SNM..!.

Posted by hiildan on October 18, 2009

Posted in Warka (News) | 1 Comment »

Doqoniimada aan Xuduuda lahayn (Sheeko)

Posted by hiildan on October 18, 2009

Waxa qorey: Axmed Riiraash

Xassan waligaa waxaad ku fikiri jirtay inaad heer gaadho, oo aad mustaqbal fiican yeelato, inkastoo ay haynta reerku iska yarayd haddana waa lagula dadaali jiray, oo wax walba oo mustaqbalkaagu horumar ku gaadhi karo waalidkaa kaamay hagran jirin, waa ay kula raadin jireen, ciyaalka kula midka ah waxay haystaan waa laguu samayn jiray.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

Gabay: Guubaabo

Posted by hiildan on October 17, 2009

Gabaygan waxa tiriyay Suldaan Salebaan Cali Ismaaciil, suldaanka guud ee beesha Reer Nuur. Suldaanku gabaygan waxa uu kaga hadlayaa xaalada uu ku suganyahay dalka Somaliland, waxa kale uu kula dardaaramayaa dadka Maamula amase haya xilalka muhiimka ah ee laga maamulo dalka sida Madaxwaynaha iyo Golaha baarlamaanka.

Read the rest of this entry »

Posted in Suugaan(Somali Literature) | Leave a Comment »

Rival Clans Re arming over Somaliland Farm Ceelberdaale

Posted by hiildan on October 17, 2009

Abdillahi Omar Qawdhan, a Somaliland coast guard consultant and marine expert, told IRIN: “We have information that illegal small arms are smuggled to parts of the Somaliland coast but what we know is that small-calibre ammunition is imported to the west coast in sacks by the Yemeni boats that import fuel and other items to the west coast ports such as Cel-Sheik, Bula-Har, Bulo-Addo and Zaila.?. .

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | 1 Comment »

‘GADABUURSI TRADITIONAL HISTORY’

Posted by hiildan on October 17, 2009

 Aniga oo magacaygu yahay Maxamed Cilmi Maxamuud waxaan rabaa in si kooban uga faaloodo taariikhda rasmiga ah ee Gadabursiga ama tafiirtii sheekh (Muxumed, ama Sheekh Samroon)hadaba si jirta aduunkani aan ku noolnahay bulsho kaste oo meel ku nool oo la odhan karo magaca, waxay leeyihiin Asal-Raac fog oo ah mid ay ku noqdeen dadka jinsiyad ahaan meel kaliya ka soo jeeda.

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | Leave a Comment »

siyaasada Beelaha magaaloyinka waaweyn dega oo ka dhex muuqan boratankaa

Posted by hiildan on October 17, 2009

By Roodahodan (Ohio)

Marka hore salaan sare ayaan idiin soo gudbinyaa waana wanaagsan tahay in la soo bandhogi ra.iyaga bulshada meel kasta oo ay jogaan iyada oo aan loo egeyn hayb ama tageerid midna
  Read the rest of this entry »

Posted in Waxay Ila Tahay (Opinion) | 1 Comment »