Archive | September, 2009

Yaa Dilay Madaxweynaha?: Qaybta 3aad

Muddo markii uu fikirayay ayaa Detective kaalmo isaga  oo ad moodo inuu soo ambabaray, wuxu mar qudha  gacanta  saaray madaxa, hadana wuxu gacanta saaray afka. Kaalmo, isagoo hoos isula hadlaya ayuu naftiisa  su’aalay: ‘Toloow ma laga yaabaa in madaxweynuhu uu lahaa jacaylo qarsoodi ah (secret lovers) oo iyagu ka danbeeyay dilkiisa?…!!!

Read More

Labadii Tukoow, Waar Maxaad Tarteen?

Heestan waxa Curiyey Abwaan Axmed Aw Geedi. Kadib markii dhawr jeer  laga daawday telefishanada dalkana, waxa mamnuucday xukumadda Somaliland, iyadoo loo qaatay in Abwaanku u dan leeyahay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa..!.  Heesta waxa ku luuqaysa fannaanada codka iyo bilicda san ee Ubax Fahmo. Midhaha heestaasi waa sida hoos ku xusan:

Read More

CODKAAGA KU CIIL BAX (16). DHACDOOYIN TAARIIKHI AH

 Axmad Carwo CODKAAGA KU CIIL BAX-(16). DHACDOOYIN TAARIIKHI AH Codka muwaadinku waa codbixin warqadeed xilliga doorashada, xiliyada kale waa bandhig fikradeed oo qoraal, hadal iyo muuqaal ah. Muuqaalka waxa ka mid ah dhoola-tus, isu-soo-bax, shirar iyo banaanbax lagu muujiyo dareenka muwaadinka.

Read More

Musharraxa Madaxweyne Ku xigeeenka KULMIYE, Miyuu Ka Karti iyo Karaamo Yar yahay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland?

Sida qaalibka ah, Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi  Ismaaciil  oo ku magac dheer Saylici,  wuxu tartan ugu jiraa jagada madaxweyne ku xigeenka somaliland,   ee tartan uguma jiro jagada Madaxweyne ee Somaliland. Sidaa daraadeed wuxu tartan kula jiraa Madaxweyne ku xigeenka wakhtigan xaadirka ah ee Somaliland, Mudane Axmad Yuusuf Yaasiin. Balse,   tartan kulama jiro ugumana jiro jagada madaxweynimo [...]

Read More

Tacsi: Marxuum Daahir Faarax Jire

Anigoo ku hadlaaya magacayga, magaca REER CARWO iyo kan Xaaskeyga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, walaalada,  ehelka, qaraabada, iyo xigaalka uu ka geeriyoodey Marxuum Daahir Faarax Jire oo ku geeriyooday Hargeysa maanta 26/09/09.Waxaan si gaar ah u tacsiyadeynayaa xaaska iyo tafiirtiisa ku dhaqan Hargeysa  iyo Reer Faarax Jire meel ay joogaanba.

Read More

Ururka ADO-Holland, Oo u Guntaday Waxbarashada Degmada Boon.

ADO HOLLAND ( Awdal Development Org ) waa urur samofaleed oo ka hawlgala Gobolka Awdal iyo Salal Xaruntiisuna tahay Magaalaada Amsterdam. Ururka ADO HOLLAND wuxuu horey uga qayb qaatay dhowr mashaariic oo laga fuliyay Gobollada Awdal iyo Salal, mashaariicdaas oo u badnaa dhismayaal ka koobnaa  dugsiyo ,xarumo caafimaad iwm. Iyadoo intaasna  barbar socdaan wacyigalinta mujtamaca [...]

Read More

Meher Nabadeed Ka Dhacay Gabiley…!

Labada Beelood ee Muranka Dhulku Ka Dhexeeyo oo Wiil iyo Gabadh iskugu Meheriyay Gabiley. Gabiley (Gabiley News)- Wiil iyo Gabadh ayaa shalay la isku siiyay Huteel la yidhaahdo Qasri-Cabdalla Blaza Hotel oo ku yaala magaalada Gabiley, wiilka iyo gabadha la isku meherinayay ayaa kasoo kala jeeda labada beelood ee shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka agagaarka [...]

Read More

Golaha Guurtida Somaliland, Oo Siiyay Madaxweynaha Sharci ‘Wakhti an Xad Lahayn oo Xafiiska Uu sii Joogo’: “Indefinite Leave to Remain in Office”

  Hargeysa(HiilDan); Golaha guurtida oo maalmahanba laga sugayay go’aano wax ku ool ah oo loogu gurmanayo badbaadada Qaranka curdinka ah ee Somaliland ayaa waxay maanta soo saareen go’aanadii kama danbaynta ahaa. sida aynu wararka ka dhadhansanay golaha guurtidu waxay si aqlabiyad ah iskugu raaceen in Madaxweynaha loo kordhiyo wakhtiga oo talada dalka uu sii hayo [...]

Read More

Yaa Dilay Madaxweynaha?: Qaybta 2aad

Danbi-baadhe  Kaalmo (Detective Kaalmo), wuxu bilaabay hawshii danbi baadhista, oo isugu jirta waraysiyo xog urursi ah iyo baadhitaano la xidhiidha sidii dilku u dhacay iyo qalabka loo adeegsaday iwm. Dadkii uu ‘list’-ka gashaday ayuu kolba koox  iyo kolba qof waraysi la yeeshay.  Sidan ayuu u dhacay waraysigii dhex maray Detective Kaalmo iyo kooxihii kala duwanaa [...]

Read More

Isku Soomaliland Baynu Ahayn..!!

By Naftii Hure Dugsiiye My Somaliland and your Somliland is no more our Somaliland. I read the article “Tribe Worshipping S/Land Is Not My S/Land!” by Noah Arre, with interest.  It was well written and moving. Unfortunately with all due respect, it is sad to say, that little country called Somaliland – Your Somaliland and [...]

Read More

Yaa Dilay Madaxweynaha.?: Qaybta 1aad

Waxa jiray madaxweyne magaciisa la odhan jiray ‘mudane madaxweyne’ oo xukumi jiray dal yar oo magaciisa la yidhaahdo ‘midhland’ oo ku yaalla qarka bari ee ‘qaarada madaw’. Dalka ‘Midhland’ wuxu lahaa distoor dhigaya in madaxweynuhu doorasho ku iman karo, balse an doorasho lagaga heli Karin haddii uu noolyahay iyo hadii uu dhintaba.   Habase noqotee, madaxweynihii waalla dilay, [...]

Read More

We ask Rayaale to step down respectfully

We ask Rayaale to step down respectfully Category: Politics Region: Somaliland Target: SOMALILAND CITIZENS ABROAD AND AT HOME Background (Preamble): “We Somalilanders of the diaspora, call on citizens at home and abroad, AU, AL, UN and all friends of Somaliland to ask Rayaale to step down respectfully.”

Read More

Saxaafada Iyo Sirdoonka JSL Oo ku ceebaysan xisbiga run ahaantii ka dambeeya colaada Bardaale

By Mc Shariif Ciid wanaagsan guud ahaan shacbiga Somaliyeed, gaar ahaana waxaan halkan ka Salaamayaa shacbiga xalaasha ah ee JSL munaasibada ciid-alfidri waxaan ilaahay iniiga rajaynayaa barwaaqo iyo bash-bash in aan ku gaadhno sanadkaa sanadkiisa kale oo illaahay inaga dulqaado aafada siyaasadeed ee inalasoo daristay iyo afgaranwaaga dabaylaha colaadaha waji kastaba hayeehseene illaahayna bogeena burcad [...]

Read More

Gaalkii Caayay Nabiga, Ee Gubashada Ku Dhintay

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته     ilahay ha Duleeye Ninkani waa ninkii sameeayay ama sawiray sawiraddii Karikaateerka ahaa oo Nabi Muxammad (NNKH) lagu caayay. wuu gubtay ninkani ilaahay ha duleeyee,gubashadaasi ayuu u dhintay dowladda Daanish kana wararka ku saleysan ninkani wey qarisay.

Read More

NABAD IYO CAANO AYNU KU CIIDNO

 Anaguna Ciidnee, Idinkuna Ciida,  Nabad iyo Caano Aynu Ku Ciidno.   HiiDanYare

Read More

Tacsi: Marxuumad Sacaada Daahir Faatax (AUN)

TACSI:  INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ALLa ha u naxariistee waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 19/09/09 oo ku beegan maalin sabti ah galab nimadii ku geeriyootay magaalada Boon marxuumad sacaada daahir faatax.

Read More

CIIDA HA LEYS CAFIYO, DUCO NIYAD AH OO NABAD IYO CADAALAD DOON AH MEEL KASTA HA LAGA OOGO

By Ahmed Arwo Waa ciid barakaysan, carro Soomalina waxa ka taagan col iyo abaar, dil iyo dhac, xabsi iyo xatooyo, xaq-darro garab haysata iyo miskiinbaa misko la fuule leh.

Read More

Axmed Gurey Ma Noolyahay?

Hardanka iyo loolanka geeska Afrika ee u dhexeeya Kirishtaanka xabashida iyo Muslimiinta oo ay hormuud u yihiin Soomaalidu wuxuu soo jiray muddo qarniyaal ah, wuxuuna soomaray marxalado kala duwan.

Read More

HABDHAQANKII DAWLADNIMO EE ISLAAMKII HORE IYO HOGGAANKA MAANTA

  Ahmed Arwo Hor iyo horaan waxaan tacsi u dirayaa ehelka muwaadiniinta iyagoon hub sidan, xaqooda dastturiga ahna gudanaaya si ay u cabiraan diidmadooda ay u hayaan xidhitaanka sharci darrada ah ee lagula kacay Golaha Wakiilada, lagu dilay rasaastii sharciga lagu ilaalin lahaa.

Read More

Wasiirka Warfaafinta Hadalkan Ka Soo Yeedhay, Ma Yahay Mid Manaasub ah waqtigan xaadirka ee lagu jiro??

By Cumar Xadaari- Hargeysa Hargeysa(HiilDan); Waxaa TV ga madaxa banan waraysi siiyay ninka axmed x daahir cilmi oo ah wasiir dowlada hada xilkii kasii dhamaanayo. Waryasigaasi  oo aan  ahayn mid qof fayow ama qof caafimaad qabay oo xuskiisu dhanyahay siiyo tv caalami ah.

Read More

MADAXWAYNE DAAHIR RAYALE KAHIN WAA HALYAAY KARTI IYO KARAAMO U SAAXIIB AH

By Farxaan Aadan Warsame   Baryahan danbe beesha dhexe waxaa kasoo yeedhaya cabaad iyo qaylo cadifadaysan oo aay ku cunsuriyadaynayaan mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ah halyay karti iyo karamo u saaxiib ah. Kaas oo awoodiisa iyo kartidiisa ka muujiyay 7 sano ee uu mamulayay somaliland oo aan ictiraaf iyo dhaqale midna lahayn.

Read More

Madfac-Madfac Yaa Ramadaan..!

  Waxan xusuustaa Cawaale-Xaax (AUN),  oo dheegtay  heestii Xasan Sh Muumin(AUN) ee Marxab-marxab, yaa Ramadaan, wa-yaa marxabaabika, yaa Ramadaan. kuna badalay erayo isagu uu iska samaystay oo ay  ka mid ahaayeen: ‘Madfac-madfac, yaa Ramadaan, wa-yaa madfacaatika, yaa Ramadaan.!!!  .

Read More

Tacsi: Marxuum Maxamad Yuusuf Xanduleh (Luduf)

  INNAA LILAA WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Anigoo ku hadlaaya magacayga, magaca REER CABDI CARWO iyo kan Xaaskeyga  waxaan tacsi u diraya tafiirta, ehelka, qaraabada, iyo xigaalka uu ka geeriyooday Maxamed Yuusuf Xanduleh (Luduf) , oo ku geeriyooday HRGEYSA maanta 10/09/09, si gaar ah waxaan u tacsiyadeynayaa Ilma Maxamed Yuusuf iyo tafiirtooda oo uu hormood u yahay Cali Guray [...]

Read More

Xukummadda UDUB Maankayga Gadaye, Ma Maansaarbay Liqday..?!!

By McShariif Nin ayaa lahaa wiil uu dhalay illaahaybaa wax lehe,wiilkaasi ayuu siinaayey casharo ku saabsan nolosha iyo waxa ku xeeran ee ah xumaan iyo samaanba kadibna waxa uu geeyey maalin maalmaha ka mid ah meel leh buuro waaweyn iyo dooxyo balballaadhan oo socda.

Read More

Approaching Somaliland Elections Signal Threats of a Media Clampdown

 By Howard Lesser  Washington, DC 24 July 2009     Hargeisa, capital of Somaliland  Tensions have been rising in the self-declared Republic of Somaliland in the period leading up to an election campaign and a 27 September presidential vote. The Committee to Protect Journalists (CPJ) is condemning recent media arrests and government banning orders on [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.