Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihisa iyo dibadisa waxay Hambalyo u dirayan caruuska iyo caroosada Mudane Maxamuud Hassan Hadi iyo Marwo Hoodo Jaamac Axmed oo caroosku ka dhacay shalay Magalada Borama goobta Rays hotel waxan le nahay isku wara ubad khayr qabana alaha inakala siiyo.
AAmin AAmin AAmin
1.cumar maxamuud qayad xadaari
2.khaalid cige dixood
4.maxmaed cabdi cawaale
5. carab cisman samater
6. cowke cisma muumin
7. mowliid jaamc
8/. deeqa warsame
9. cadar xayad geele
10.warsame oday xuseen
11.cabdi xoog
12. suleeban cisman muumin.
jibriri cisman muumin
13. mahad aw cali cumar
14. aadan maxmauud qayaad
15. c/raxmaan cali maxamuud
16.c/qaadir cali maxamuud
Source: Xaddaari
Categories: Hambalyo Iyo Salaan (Greetings)
Dhambaal Taageero Iyo Hambalyo Isugu Jira Oo Ku Wajahan Guusha Laga Gaadhay Qaddiyadda Ugaaska Gadabuursi
Salaamaha Reer Boon