OGAYSIIS MUHIIM AH: ‘Xatooyo Email’ Fadlan Aad u Akhri..!

Salaan iyo nabad gelyo iyo naxariisi korkiina ha ahaaato meelkasta oo ad joogtiinba, hadii ad tihiin akhristayaasha sharafta leh ee xidhiidhka la leh shabakadaha HIILDAN.COM iyo ALLBOON. COM.  Waxan idin ogaysiinaynaa in Emailkii hore ee hiildan@yahoo.com  uuna gacanta innoogu jirin oo la xaday. 


Sidaa daraadeed qofkii emailkaas hore lagala soo xidhiidho ama qofkii raba inuu nala soo xidhiidho.  Intaba waxan weydiisanaynaa inay nagala soo xidhiidhaan emailkan cusub ee imaka an samaynay oo ah:   hiildanyare@yahoo.com

Waanu ka xunnahay siday ku dhacday xatooyada emailkii hore oo macluumaad badan inoogu jiray, waanan ku daba jirnaa inaan lasoo noqono. Durba qofka xaday wuxu nagala soo xidhiidhay emailo kale oo an leenahay isagoo sheeganaya inuu ku cadilan yahay NIGERIA  oo caawimaad uu rabo.  !!!.  Iska jira qofkaas waa “very dangerous”, emailadiinana aad uga ilaashada.

 Aad baad u mahadsantihiin  

- HIILDANYARE

About these ads

Categories: Ogaysiis

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: