Warbixin Garoonka Xasan Sh Muumin (Hassan Sh Moumin Stadium) Ku: Dhamaan Qurbo jooga reer Awdal ee gacanta ka geystey Mashruuca Garoonka Xasan Sh. Mumin ee Borama. Ku: Qurba Jooga reer Awdal ee ku talo jira inay suurta galiyaan dhamaystirka Garoonka. Ku: Hay’adaha Samafalka ee Horumarinta Ciyaaraha iyo Dhalinyarta. Ku: Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland. [...]
Awdal Doog Fiican Baa U soo Baxay, Danna Kama Lihin?.
Hargeysa, (Harowo) – S. “Galbeed dalku ma ka nabad qabaa abaarta“? J. Meelaha qaarkood way ka jiraan, matalan awdal waxa da’ay roob baraf ah oo waxyeelo gaystay laakiim wuxuu soo saaray doog fiican way ku jiraan meelaha qaarkood abaartaasi. _________________________________________________________________ Wariyaha Harowo (Faysal Maxamad Xasan) ayaa Su’aashaas weydiiyay Madaxweyne xigeenka JSL oo dhawaan ku [...]
COLAADII MA DHAMMAANIN (BY: Montikaarlo)
SIDA AAD WADA OGTIHIIN DHAWAAN WIXII KU DHACAY GOBOLKEENA EE XOOLO IYO DADBA INAGA DHINTAY. BEESHA SAMAROON MEEL KASTA OO AY JOOGTO GURMAD WIXII AY AWOODEEN WAY GAADHSIIYEEN DADKOODA.IN LAYSCAAWIYO DIINTA MACAAN AYAA NA FARAYSA , WAXAANSE LA YAABAYDADKA AYNU DARISKA NAHAY EE ISAAQ MAXAY INAGU CAAWIYEEN DHIBAATADII DHACDAY KA DIB DAWLADDA AY SHEEGTAAN MAXAY [...]
Shukri Maxay Dhintay?
Gabadh ooyday waa Ceeb, Oo laga Gardaranyahay? Waxan aad iyo aad iyo waliba itaal uga xumahay ugana cadhooday inaan arko gabadh reer Awdal ah oo ka ooyaysa aflagaado uga timid reer tolkeed. Malaha waxa lagu jiraa Aakhiro sabaankiiye qof waloowba Istaaqfurulayso, Ilaahaaagaana usoo noqo. Shukri waxba may dhimin ee kaskeeda ayay ku hadashay oo xor [...]
Madaxweyne Ku Xigeen, Waa Goorma?
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Soo Saaray Qaylo-Dhaan Abaareed. Hargeysa(Golis)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ku dhawaaqay in ay dalka soo food saartay abaaro ba’an oo ku habsaday qaar ka mid ah Gobolada iyo Degmooyinka dalka, waxana uu hay’adaha samofalka Caalamiga ah ugu baaqay in ay u gurmadaan wax-ka-qabashada xaaladaa abaareed. Khadar [...]
Mahadsanid Suldaan Muuse.!
Mahadsanid Suldaan Muuse. “Diiwaangalinta waxa loogu horraysiinayaa Gobolka Awdal oo waliba xaaladan ku jira, kuwo kalena waxaannu u soconaa tirakoobka Gobolka Awdal, waxaan u aragnaa in ujeeddadoodu tahay ku digasho, iyada oo waliba la sheegayo inay damacsan yihiin diiwaangalinta la hadal hayo inay gobolkan ka bilaabaan, taana oggolaan mayno ilaa gobollada kale la diiwaangaliyana, ma [...]
Musharaxiinta Awdal ee Kulmiye. BY: Xadaari
Faalo: Musharixiinta Reer Awdal uga sharaxan Madaxwayne ku xigeenka xisbiga kulmiye maxaa lagu kala qiimayn doonaa sidayse bulshada u kala kasban doonaan?? Sidaynu wada ognahay waxaa waaydan loolan xoogan ka dhexjiraa xisbiga kulmiye dhexdiisa cidii hanan lahayd labada kursi ee ugu sar saraysa waa madaxwaynaha iyo maxwayne kuxigeenkee. Waxaa kale oo waayadan soo badanayay taageerayaasha xisbiga kulmiye oo [...]
Dal Dad Waayay (Book Review).!
Dal Dad Waayay iyo Duni Dammiir Beeshay. BY: Maxamad Daahir Afrax. Mawduuceena maanta ee Wargeyska HiilDanExpress wuxu ku saabsanyahay, faaqidida buuga bilicda iyo barashada leh, ee u qoray Maxamad Daahir Afrax oo ah qoraa weyn oo caan ku ah bulshoweynta soomaaliyeed ee ku hadasha af-soomaaliga Mudane Afrax wuxu qoray buugan oo markii ugu horreysay la soo daabacay (1st [...]
Maanta iyo Murtida HiilDan
Kursi iyo Konteeynar.!!! Waxay yidhaahdeen waa su’aalo kas u baahan, tolkuna soo gudbiyeen. Waxayna kala yihiin sidan hoos ku xusan: Kursi iyo Kontaynar mid keebaa Kor weyn?. Kursi ninka haysta, Konteynarna ku deeqi kara, waa kuma? Ninka an kursina haysan, Konteeynarna ku deeqi karin, kaasna waa kuma, hadana meesha soo kuudadi?. Alliyo Nabiyo Rasuul, heey, [...]
Leefoo Ha Liqin.
Leefoo Ha Liqin. Gurmad baynu galnay una galnay walaalaheenii ku caydhoobay masiibadii caydhiya. Gurmad kale oo isna la xidhiidha ciyaaraha dhalinyarada ayaynu galnay si aynu ugu dhisno dhalinyaradeena garoonno ay ku cayaaraan. Hadana waxad moodaa inaynu wixii aynu u qabanay ama siinaynayba aynu dadkeena kaga soo daacinayno, is xag-xagasho iyo xafiiltan xilkas darraan ah. Waayo [...]
Tacsi
Waxaynu si tiiraanyo badan uga tacsiyaynaynaa geerida ku kala timid labo marxuum oo ehelka iyo qooyska ah, kala ahna: (1). Walaasheen, Malyuun Daahir Aabadiid Sigad oo dhawaan ku geeriyootay Boorama. Iyo (2). Ayeeydeen, Faadumo Dalal Dhawal, oo ku geeriyootay Boon. Ilaahay labada marxuun haka waraabiyo Naxariistiisii Janno, dhammaanteenna haynaga siiyo Samir iyo Iimaan. INAA LILAAHI WA [...]
Waad Mahadsantihiin Gudida AACNA.
“Hashim Goth = Boorama, 17 Feb. Gudida gurmadka masiibooyinkii roobabkii ka da’ay G/Awdal ee ururka AACNA ayaa saxaafada uga xog waramay halka ay marayso hawshii loo soo xilsaaray, ugu horayna waxaa halkaas hadal ka jeediyay gudoomiyaha gudida Dr.C/raxmaan Jaamac Hadi oo yidhi marka hore waad mahadsan tihiin bahda saxaafada, marka xigana waxaan war idinka siinaynaa [...]
Awdal Uma Baahna, Guurtida Hargeysa Iyo Guddoomiyaha Hargeysa.
Allaa Watoo Ehel Uma Baahna “Hargeysa(Bnn)Golaha Guurtida JSL , ayaa fadhigoodii maanta ka soo saaray hadal qoraal ah oo isugu jira Baaq , Taageero , Cambaarayn iyo Gurmad Taakulayn ah. “Sidaas darteed, ayaa dad ka xun waxa Somaliland u qabsoomay sidii caadada u ahaydba ay soo Abaabuleen falkan xun ee af-duubka ah, kaas oo Golahani [...]
Madaxweyne Saylici, Markuu Noqdo Madaxweyne Iska Suga.!
Madaxweyne Saylici, Madaxweyne markuu noqodo Iska Suga!. Maalmahan danbe waxaynu ku aragnaa qaar ka mid ah shabaqdaha Awdal, oo dul dhigtay Eng Cabdiraxmaan Saylici ama Madaxweyne Saylici kolba midkii idiin fududba. Waxa lagu haystaayina waa “Baroortu Orgiga way ka weyn tahay”, oo waxaba la moodayaa inuu durba noqday madaxweyne, oo laga sii barooranayo. Hadaba walaalayaal, [...]
Maxay Reer Boon Kaga Duwan Yihiin, Bulshada Awdal Inteeda Kale? By: Dr Yasiin Siciid
Asalaamu calaykum warxma tulaahi wabarakaat. Waxaan aad u salamyaa ciddii hirgalisay websitekani oo aan odhankaro waa webkii ha iscawiso boon oo laga dhigay arin cilmi waaqici ah oo dadkii maqli jiray ay arkaan akhristaana. Waxan marlabaad hanbalyo leeyahay reer boon,iyo raga hirgaliyay websitekan (BoonNews), ee ku deeqay labada shay ee aduunkan manta an joogno ugu [...]
Doodda Maanta iyo Dawooyinka Maan Garan.!
Maalmahan waxa dhagaheena ku batay dawooyin loo geeyay Xaaji Axmad Silaanyo, si uu wax ugu dabiibo. Dee siyaasada bukootay dawo ma boksiiso ayay xaajadu u egtahay, dabiibna ma leh KULMIYE. Kuwa dawooyinka loo geeyay, iyo kuwa wax u geeyay, labo qaybood ayaa loo kala saari karaa. Koox waa kuwa magacooda la hayo, ee iyagoo magacoodii [...]
Diimuqraaddiyadda Hargeysaysan.
Horey waxaynu uga hadalnay Diimuqraaddiyadda Daahiraysan, oo labo sano ka hor aynu wada akhrisannay. Haatana waxaynu ka hadlaynaa Diimuqraaddiyadda Hargeysaysan. Dalka isku magacaabay Somaliland, oo xaqiiqdii la odhan karo waa HargeysaLand ama DhanXiirLand, qofba sidii cajab galisa. Waa gobol ay ka hirgashay Diimuqraaddiyad cusub oo casilan oo an caalamkan horeyba loogu arag. Isla mar ahaantaana [...]
Filimka Dan Iyo Xarago, Diiriyaa Sameeyay
“Posted on Awdalnews on 10 Feb. 2008= LONDON, 08 Feb, 2008 (WDN)–Waxa bishan Feb. 6 deedii ku geeriyooday magaalada London ee dalka Biritayn Eebbe ha naxariistee marxuum Cabdulcasiis Sh. Cumar “Qaadi Kabacad” oo ahaa Soomaaligii ugu horreyeyee ku soo takhasusa culuumta samaynta filimada sameeyeyna filimkii loo yaqaanay Dan iyo Xarrago sannadkii 1973″. Maanta iyo faaladeena [...]
Ergo (BY: Cumar C. Faahiye)
Waa ergo!!! Waxan ergo ka ahay TALO CAYN WAREEGTAY markii Afraad oo hadana u sii socota markii shanaad. Waxa la yidhi: QOF MUSLIM AH LAGAMA QANIINO GOD KALIYA LABA GOOR’ Waxa kale oo la yidhi :’TALO ADIGAA KU NOOL EE IYADU KUGUMA NOOLA’ marka duul asal guuro waxa ka luma talada waxa ku bata khilaafka iyo [...]
AWDAL MARTYR’S WEEK
AWDAL MARTYRS’ WEEK … “History is the witness that testifies to the passing of time, it illumines reality, vitualizes memory, provides guidance in daily life…” Cicero (106 BC – 43 BC) Yaa xasuusan afartii bishii labaad iyo taariikhday ku fadhido? Waa maalin madow, waa maalintii taariikhda Awdal ugu madoobeyd. Halkan kuma soo koobi karo [...]
Awdaleey Mucaarid Iyo Muxaafid Midna Kuuma Roona.
Waxaynu dhammaanteenba ka warqabnaa in dhawaan ay masiibo culus oo Rabbaani ahi, ku habsatay degaano badan oo ka mid ah gobolka Awdal. Wax kalaba haddii aynu ku qaadan wayno masiibadan iyada ah, wax kaliya ee an la baal mari karin inaynu ku ogaanay in Mucaarad iyo Muxaafid midkoodna, naf u haynin Awdal. (1). Muxaafid Muxaafidku ama [...]
A Reality Check on the Governor of Awdal
A Reality Check on the Governor of Awdal By Mohamed A. Osman Former NEC candidate of the last Presidential Election from Awdal Translated, collaborated and forwarded by Mohamed A. Awale We are engaging our community, and return, politicians about things that are vital to people and different segments of the society. The case in [...]
Taariikhda Siyaad, Ayaa Ka Weyn Taariikhda SNM
Taariikhda Siyaad Barre, Ayaa Ka Weyn Taariikhda SNM Iskuulada Somaliland iyo dalka Somalilandba waxa ku cad in Taariikhdii halyeeyga Soomaaliyeed ee Maxamad Siyaad Barre (AUN) dhan walba kaga xusuntahay. Isla mar ahaantaana Taariikhda SNM iyaduna tahay mid ku hadhay uun afka dadka ee an meel kale ku xusnayn, kuna xusnaan Karin. Baryahan danbe waxa la [...]
Hadana Weeykaa, Waa Meeyarkii Hargeysa.
Hadana Weykaa, Meeyarka Hargeysa Daahiroow toos ayaa lagu yidhi, dadkii dhimaye toos. Waahay ayuu yidhi oo haw kasoo yidhi hurdadii. Hadana xagguu u toosay?. Xaggaa iyo Hargeysa ayuu ka toosay, xaggaa iyo Hargeysana wuu ku toosay. Wuxuna wilwilaha kusoo gooyay isagoo gacmaha cirka u taagaya: Hadana weykaa, Arabsiya waa Anoo tegay Eelo Gabiliey waa anoo [...]
Allianated Awdal (By:Dugsiiye)
Allianated Awdal !!! Alienation is a theme in Awdal, a region that is chronically under-represented, underdeveloped, maligned politically, and economically marginalized by the government of Somaliland. Awdal is particularly isolated because it continues to lack the right to form political parties, the lack of proper representation in the parliment as well as the Gurti and [...]
















Falanqayn: Comments