Archive | January 31, 2008

Gobolka Awdal, Ma Laha Guddoomiye.

“Guddoomiayaha gobolka oo ay raxan xildhibaano ahi daba socota, ayaa la filayaa inay gaadhaan degaanada Baki, lughaya iyo Saylac. Waa markii ugu horreysay ee maamulka gobolku u  shakhsi ahaan u kicitimo dhulka dhibaateysan”.     Sidaasi waxa warkiisa kusoo gudbiyay weriyaha shabakada Harowo.com u fadhiya magaalada Boorama Mudane Maxamad Cumar Sh Ibraahim: http://harowo.com/2008/01/31/maamulka-gawal-oo-horkacay-gurmad-lagu-caawinayo-dadka-dhibaatadu-ka-soo-gaadhay-duufaankii-ka-dhacay-gobolka/  Haddaba, sida uu wariye [...]

Read More

Ka Kac Mudane Madaxweyne Ka Kac.!

Ka Kac, Mudane Madaxweyne, Ka Kac.! Nin daar ku jiraa, duufaan ma arkoo Deegaankiyo, duurku waw nabadoo Dugsiga aqalkaa, illayn dagayee Dadkii dhimaye, Daahirow toos Dabaylaha guban, ka doodiyayaa Docdaaday iman, daaduunkooduye Intaan duulaan, dermeda kuu rarin Dadkii dhimaye, Daahirow toos Qaylaa la diraa, durbaan la tumaa Oo deeq iyo kaalmo, loo dalbadaa Kuwaa diqimdidu, [...]

Read More
Image

Maxaad Ka Xusuusataan Maalintii Madoobayd: 31 JAN 84?

Markii an soo gaadhnay ‘Police Station’-ka, qol yar ayaa la igu xereeyay oo madow, hadana isla markiiba waa la ii yeedhay. Oo waxa warbixin rabay inuu iga qoro danbi baadhe Magaciisa ama Naanaystiisa an ka xusuusto CAANA NUUG. Wixii dabadeed dhacayna waa taariikhdaasi madoow ee aynu xusayno

(more…)

Read More

Bal Eegoo U Fiirsadaay.

  Waa sawirka Maskaxdeena ku soo noq-noqonaya, ee waligii an ka go’aynin, ee ka mid ah dhawrka sawir ee dhawaan saxaafada Awdal innoo soo gudbiyeen ee ku saabsanaa, Aafooyinkii ka dhacay Awdal.

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.