Dhanxiir 
Waaryaadhaheen nimankii reer Awdal ee aan islahaa dimuqraadiyadda ha bartaan sowkun cunsuriyadda Boorama ku kala ciseeyey madaxdii yo masuuliyiintii qaranka ee ku qabygalay aaskii Marxuun Xasan Sheekh Muumin ee cir iyo dhulba looga yim oo ay weliba caqlixumadooda ku kala doorteen Axmed-siilaanyo iyo odayaashii Jabuuti ka yimi.
Wager, Adeer intuu Daahir dalka xukumo reer Awdal indhahooda iyo dhegahooda midna ma maqli karaan mana arki karaan Siilaanyo iyo ragga la saaxiibka ah toona ee maxaad kula yaabi innamada telefiishanka yar ee Boorama ka shaqeeya oo diiday inay sheegaan warka odayga KULMIYE.
HiilDan: Alliyo Nabiii…..heey, Waaryaadhaheen horta labadan dhinac ee DhanXiir illeeyn shoow way is maqlaan uun, oo ismaba arkaan?. Dee bal waxad yeeshiin, muraayad soo qaatoo, kadib markaad is aragtiina. Labadiinu ku soo heshiiya midka Siilaanyo u madax eeg, iyo midka Daahir u san eeg. Kadibna Awdal aynu iskugu nimaadno si aynu idiin kala doorano.
HiilDan
Categories: Warka (News)
Tags: 103
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK