Dhanxiir Waaryaadhaheen nimankii reer Awdal ee aan islahaa dimuqraadiyadda ha bartaan sowkun cunsuriyadda Boorama ku kala ciseeyey madaxdii yo masuuliyiintii qaranka ee ku qabygalay aaskii Marxuun Xasan Sheekh Muumin ee cir iyo dhulba looga yim oo ay weliba caqlixumadooda ku kala doorteen Axmed-siilaanyo iyo odayaashii Jabuuti ka yimi. Wager, Adeer intuu Daahir dalka xukumo reer [...]
Lowyacaddo Miyay Leeleeshay?.
Lowyacaddana Miyay Leeleeshay? “Lowyacado (Jam)- Guddoomiyaha magaalada Lowyacaddo oo ka tirsan Degmada Saylac ee Gobolka Awdal Mr. Cali Cumar Cigaal, ayaa ka dayriyey xaaladda nololeed ee deegaankaas oo uu sheegay in ku habsatay abaar ba’an oo xoolo badan ku ay dhinteen“. Warkaasi oo faahfaahsan waxad ka heli doontii Jamhuuriya on Line iyo khadkan:http://www.jamhuuriya.info/index.php?art_id=8023&categ=&expand=&file=view_article.tp Faaladeena warka [...]
Masiibada Caydhiya iyo Maamulka Cawara.
Masiibadii dhacday waxay noqotay caydhiya, oo Ummad badan oo reer Awdal ah ayaa maanta taagan faro madhnaan, mood iyo nool iyo maryana ka madhan. Maamulkii dalkuna waa cawara, oo caydhiya waxba ma dhaamo. Saxaafaddii Awdalna way seexatay oo sawirada ay dhawaan noo soo direen, waa ‘too little , too late’. Intaa in ka badan oo [...]
Jaamacadaha Itoobiya, Oo Ku Fidaya Somaliland.
“Waxaannu u soconaa sidii jaamacadda ADMAS looga furi lahaa Burco, si loogu fududeeyo ardayda waxbarshada u baahanee gobolka ee markii hore u waxbarsho doonan jirtay Hargaysa iyo Addis Ababa.” Waxa uu intaa raaciyey in jaamacadooda Hargaysa iyo Jigjiga ay dhigtaan ilaa soddomeeyo arday oo reer Burco ah, kuwa kalena hore uga qallin-jabiyeen”. Warkaasi waxa usoo [...]
















Falanqayn: Comments