Archive | January 28, 2008

Majaajilada Sannadka: DanYare Iyo DaNana…!

  DanYare iyo DaNana Majaajilada HiilDan ee DanYare iyo DaNana oo  taxane ahayd  kana koobnayd afar qaybood ayaynu halkan idiinku soo ururinay. DanYare iyo Danana waa duq iyo duqdiisa, waa carrab iyo labadiisa daan oo an kala daysanin hadal. Col iyo nabad midna kuma aha heshiis, Isma dilaan ismana daayaan, isma dugsadaan ismana deyriyaan. Waa [...]

Read More

Doorashada Jabuuti:Ciisoow, Ciise Iska Dhaw.!

 Ciisoow, Ciise Iska Dhaw. Doorashadii baarlamaanka ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa laysku diyaarinayaa inay dhici doonto dhawaan.  Hadaba waxaynu faaladan ku eegaynaa sida doorashada baarlamaanka Jabuuti uga duwantahay middan Somaliland.  (1).      Somaliland. Somaliland oo ah dal yar oo ka go’ay dalkii weynaa ee la odhan jiray Jamhuuriyadda Diimuqraadiga Soomaaliya.  Ayaa waxa  dadkeeda u suurto gashay [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.