Isamka Ilaahay iyo Allaahu Akbar Ka sokow; aynu ku biloowno Heestii aynu ugu magac darnay: Maanta Waa Dharaar: Baydka Koowaad Maanta waa dharaar Madluun aynu nahoo Macalin iyo Abwaan Maaamuus innoo lahaayi Mahuraankii Aakhiriyo Malko galay Xabaale Mawlaheen Alloow……………(Waa Hooriska Heesta) Adigaa ah Macbuude Marxuunka gee Janno Minankii Firdoowsaad. Baydka Labaad Maanta Waa Dharaar Markhaati [...]
IQRA iyo Ololaha Gurmadka Aafooyinka.
Dhawaan waxaynu is gaadhsiinay qaylo dhaanta kasoo yeedhay Ummaddii ay ku saameeyeen masiibooyinka dabiiciga ee aafeeyay degaanada hoos yimaadda Baki, Lughaya, iyo Qaar ka mid ah Saylac. Hadaba gurmadkaasi waxa isku soo taagay kaalinta ugu horreeya ee abaabulka iyo olalaha ilaa iyo imika, hal hayad a oo tayo fiican leh, wax weyna ka tari karta taakulaynta [...]
Lughayaa Naga Gooysay, Luunkii Luxudka Abwaanka.
Lughayaa Naga Gooysay, Luunkii An U qabnay Luxudka Abwaanka. Shabakada qaaliga ah ee LughayaNews, (lughaya.com), kana mid ah kuwa ugu laacibsan shabakadaha Awdal, ee ku caan baxday diirada Lughaya ee liishaanka dheer, iyo Su’aasha todobaadka. Ayaa si buuxda nooga haqab tirtay, aaskii aabaha fanka iyo suugaanta soomaaliyeed, abwaanka abwaanada soomaaliyeed, iyo falsafadyahanka (Philisopher), falsafadyahaniinta Soomaaliyeed. [...]
















Falanqayn: Comments