Qormadani waxaynu shaaca kaga qaadaynaa, codsi Email ah oo aynu u dirnay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, markii uu joogay London UK, iyo cibaaradii ka danbaysay ee nagu kalliftay codsigaas. Waxaynu u kala qaybinaynaa labo qaybood, oo qaybta hore tahay inaan idiin soo gudbinno emailkii aynu u dirnay Daahir Rayaale kaahin. Iyo qaybta labaad oo khusyasa [...]
Mudane Wasiir, Miyay Ku jirtaa Mise Kuma Jirto?
SNM Miyay Ku Jirtaa Manhajka, Mise Kuma Jirto?. Shabakadaha Somaliland, waxay maalmahan danbe qolaba si gooniya usoo xiganayeen war saxaafadeed uu Wasiirka Waxbarasho La’aanta Waddanka Somaliland, mudane Gadhweyne kaga hadlayay SNM iyo Manhajka waxbarashada dugsiyada dhexe ee dalka. Mar wuxu beeniyay in laga saaray barashada Jabhaddii SNM ee halka qabiil matalayaysay, manhajka waxbarashada dugsiyada dhexe ee Dalka [...]
DanYare Iyo DaNana.!!!
DanYare iyo DaNana…(2) DanYare iyo DaNana, waa duq iyo duqdiisa. Col iyo nabad midna kuma aha heshiis. Isma dilaan ismana daayaan. Isma dugsadaan ismana deyriyaan. Waa majaajilada HiilDan oo taxane ah, waana qaybtii labaad. Qaybtanina waxay ku saabsan tahay sanad guuradii ka soo wareegtay wakhtigii ay is guursadeen oo ay ku heshiin laayihiin inta sanadood [...]
















Falanqayn: Comments