Archive | January 25, 2008

Dhiig Yacabka Maradiisa; Dhaadhiciya.!

Xusuus, Xorriyaddii Jabuuti  Nin Dhulkiisa  u  dhaqaaqoo Dhaansaday subraarkoo Dhiigiisu kacayoo Dhereg iyo Hurdaba nacay Dhabtii gaadhi doonee….. Heestaas oo dheer oo inta badan an la wada maqlaynin maadaama warbixinta Maxamad Daahir (RTD), qarinaysay,  ayaa waxa hooriskeedu yahay: Dhiigyacabka Maradiisaa, Dhaadhiciya;  Calankeena Dhidba, dhidba , Dhakhso u saara.  Dhinacyada ka Joogsadaay. Waa erayadii iyo codkii [...]

Read More

Wasiirka Waxbarashadu; Wuu Is Casili Lahaa.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Waddanka Somaliland, waxay ahayd inuu wakhti hore is casilo kadib markii uu ku fashilmay amaro an dhegba loo dhigin.  Bishii November, 28 keedii,  Wasiirka waxbarashadu (Gadhweyne) wuxu soo saaray bayaan uu ku caddaynayo in la hakiyay waxbarasho danbe oo heer Jaamacadeed ah oo dalka ka hir gali karta ilaa iyo amar [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.