Masiibo Qaran: Gurmad Qaran. Waxa ku dhacay Qaddar Alla iyo masiibo qaran dadka reer Awdal ee ku xeeran buuralayda Golis ee hoos yimaada degmooyinka Baki iyo Lughaya. Sidaasina waxaynu ku ogaanay war saxaafadeedka ay soo gudbiyeen Guddoomiyaha Awdal iyo Masuuliyiin sare oo ka tirsan gobolka, oo ad ka dhagaysan doontiin Harowo.com. Masiibadaasi waxay dhacday [...]
DanYare Iyo DaNana.!!!
DanYare iyo DaNana. DanYare iyo Danana waa duq iyo duqdiisa, waa carab iyo labadiisa daan oo an kala daysanin hadal. Col iyo nabad midna kuma aha heshiis, Isma dilaan ismana daayaan, isma dugsadaan ismana deyriyaan. Waa Majaajilada HiilDan oo taxane ah. Danana: DanYaroow ma bariday? DanYare: Barinaybaa lagu yidhiye Danana, dantaada uga soco. Dannana: Allaa, [...]
Rajadii Allaa Reer Awdal U Maqan.
Rajadii Allaa Reer Awdal U Maqan. Khasaare aad u laxaad badan oo soo gaadhay xoolo/dhaqatada Adhiga ee degmooyinka Baki, Lugahaya,Saylac iyo Boorama, ayaa wararkoodu isa soo tarayaan, wararkaas oo sheegaya in dadka laftiisa ay ku dhaceen xanuuno barar iyo noocyo kale ah, isla markaana waxa soo kordhaya tirada dhimashada xoolaha oo kor dhaaftay 32 kun [...]
















Falanqayn: Comments