Archive | January 23, 2008

Danbi Qaran Maahine, Waa Dumis Qaran Barashada SNM

“Hargeysa (Somaliland.org) – Manhajka Waxbarashada ee dugsiyada Dhexe ee Somaliland ayaa la xaqiijiyey in laga saaray cutubyadii ka hadlayey taariikhda ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM iyo halgankii loo soo maray xorraynta iyo dhismaha Somaliland. Waxaana arrintaas si cadho leh uga hadlay madaxda iyo siyaasiyiintii hoggaamineysey ururkii SNM oo ku tilmaamay Khiyaamo Qaran iyo wax [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.