Qisadana waxa soo guuriyay YAASIN SICIID CUSMAAN, oo ka mid ah asxaabta ugu firfircoon ee joogtada ah ee Saylac Forum. Isla markaana ah, wariyaha HiilDan u qaybsan Suudaan. Wuxu ka soo guuriyay Axmed Haaddi Muxumad oo degan DENMARK. Codka Danyarta Soomaaliyeed (HiilDan), wuxu jeclaystay in sheekadan loo bandhigo Caalam weynaha: ___________________________________________________________________ Waxaan bishii 12.aad sanadkii [...]
Taariikhdiisii Qorantay, Abwaankeennii Qummannaa
Taariikhdiisii Qorantay, Abwaankeennii Qummannaa. Aaabaha Fanka iyo sugaanta iyo aqoonta Soomaaliyeed, isla mar ahaantaana ah, Abwaanka abwaanada soomaaliyeed, Xasan Sh Muumin (Rahmatullaah Calayhi). Taariikhdiisu horey ayay u qornayd, haatana ka dib geeridii naxdinta lahayd ee inaga qaaday, dib ayay u qorantay oo waa la wada qiray inuu ahaa “simply the best”. Waanu ku faraxsannahay inaynu [...]
Bakina Ma Sida Booramaa, Iyadna La Baabay: Faallo
“Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha Golaha degaanka ee Degmada Baki Bare Jaamac Yuusuf oo uu weheliyo Xoghayaha Dowlada hoose ee degmada Baki Yuusuf Hassan Ducaale ayaa shalay 12 Awr ku gudoonsiiyay Xarunta Dhamuug ee Bariga Magaalada Borana wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cabdi Xasan Buuni iyo Badhasaabka Gobolka”. Warkaasi waxa Lughaya News usoo diray wariyaha ugu caansan wariyayaasha Awdal, oo [...]
















Falanqayn: Comments