Archive | January 21, 2008

Awdal Ma Dooran; Guddoomiyaha Awdal

Maalmahan danbe waxa isa soo tarayay talo xumida iyo tacadibka laga tabanayo guddoomiyaha Awdal.  Hadaba waxa haboon inaynu is weydiino, su’aalahan hoos ku xusan:  Horta yaa doortay gudddomiyaha Awdal?. Maxaase lagu Haystaa Guddoomiyaha   (1).      Yaa Doortay Guddoomiyaha Gobolka Awdal?.  Waxaynu wada ognsoonahay in guddoomiyaha Boorama ay doorteen, xildhibaanada golaha degaanada Boorama. Sidoo kalana loo [...]

Read More

Alloow Roob Iyo Rays: Faalada Warka

“Roobkii xayska oo dhawrkii maalmood ee u dambeeyay si is daba joog ah uga da,ayay degmada Baki iyo nawaxiga xeebta G/awdal ayaa gaystay khasaare balaadhan oo ah dhimashada in ka badan 7170 neef oo xoolo ah iyo ilaa sideed guri oo dumay inta la ogyahay”.   Sidaasi waxa warkiisa ku bilaabay oo uguna soo gudbiyay BoramaNews, [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.