Reer LughayaNews , waxad na weydiiseen, Safarka Madaxweynuhu muxuu ka tarayaa Aqoonsi Raadiska Somaliland.?. Waanad ku mahadsan tihiin su’aashaas todobaadka. Sidii awelba inoo caadada ahaydna waxan idin leehay waad salaamantihiin iyo barinaye ma barideen. Haddii aynu usoo noqono Jawaabta: Walaalayaal Daahir innooma soo wada aqoonsi, safarkiisuna waxa ugu weyn ee Somaliland usoo kordhin karaayi waxa [...]
Saboolnimadu dunidan kama dhammaanayso
Si ad qoraalkan u akhristo waxad ka raadisaa khadkan: http://www.dalmar.org/view_somali.php?articleid=6537 HiilDan
Danyarta Somaliland, Maxay Doonayaan?
“Kaba-shaagle, kabo-shaagle dhalay, anigoo kale weeyiye”; waa murti laga hayo Abwaan Xasan Sheekh Muumin (Raxmatullaah Caleyhi). Innaguna waxaynu ku daraynaa, Danyare, Danyare dhalay, da’deenoo kale weeyiye. Qofkii an daar dhisan , qofkii an duunyo haysan, iyo qofkii dalandoolayiba waa danyare, haba kala lahaadan darajooyin kala duwane, oo ka bilaabma ka duurka jiifsada ilaa ka daar [...]
Abaaraha Awdal: Faalada Warka
Inkastuu wali dheeliyayo, hadana ilaa iyo intii dhidibada loo taagay dalkan isku magacaabay Somaliland, ee dibna loo dheehdo taariikhda dalkanu. Waxaba layska dhaadhicin karayaa, in Somaliland, aanay abaar mooyiye ayaan kalaba u yeelanin gobolka Awdal.
















Falanqayn: Comments