Archive | January 17, 2008

Casiisoow Dhaha (Tribute to Hassan Sh. Moumin).

Qormadani waa xus (Tribute) an kaga qayb qaadanayo tacsida Abwaan Xasan Sheekh Muumin (Allaha u naxariisto) . Abwaan Caan Ahaayoo Hibo Caadil Siyayoo Cilmiyo lahaa Aqoonoo

Read More

Abwaan Xasan, Halloo Xusuusto Aad.

Abwaan Xasan, Halloo Xusuusto Aad. Marka hore waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii iyo qaraabadii iyo qooyskii uu ka geeriyooday Abwaan Xasan Sh Muumin. Waxan Ilaahay Raxmaan, uga baryaynaa inuu Abwaanka ka waraabiyo uguna deeqo naxariistiisii Janatul firdoowsa. Qooyska, Ehelka iyo qaraabada uu ka tagey iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxan iyagana u baryaynaa [...]

Read More

Maya Haddaan UDUB Nidhaahno; Ma Afkaa Maroorsami?.

Midab gumaysi; maskax gumaysi; millad gumaysi; maal gumaysi; muruq gumaysi; manfac gumaysi; maamul gumaysi; Minan gumaysi; magac gumaysi; mansab gumaysi; iyo wixii la mid ahi, wali kama madhan adduunkan, gaar ahaan Afrika.

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.