Archive | January 16, 2008

Boorama Ma U Madax Bannaantahay; Bannaan Baxa Aqoonsi Raadiska Ah?

Hargeysa , Togdheer iyo Saaxil, waxay u bannaan bixi doonaan aqoonsi raadiska Somaliland , waanay u madax bannaan yihiin inay sidaasi yeelaan. Su’aashuse waxay tahay inaynu is weydiino in Boorama xor u tahay inay samayso mudaharaadkaas isaga ah, oo dhici doona maalinta khamiista ah ee soo socota?

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.