Kursiga dalka Somaliland ugu sarreeya waxa ku fadhiya Madaxweyne Siilaanyo oo reer Bari ah, kursiga madaxtooyadana waxa ku fadhiya Xirsi oo isna reer Bari ah, labaduna waa Habar Jeclo-Isaaq. Haddii reer bari iyagu dhexooda is qancinayaan, Habar Jeclo labadaas kursi ha uga kacaan Dhulbahante oo iyaguna reer Bari ah.
Gabaygan Waxa Tiriyay Muhandiska Awdal State(The Architect Of Awdal State of Somalia), Mudane Samaroon Rooble Xasan
Be Its Reason to Stand Alone
Marwo Ismahaan Yuusuf Cali: “Kasoo Saara Xafiiska Faqashta”..!
Agaasime waaxeed haweena oo madaxtooyadu eriday iyo sidii erigeedu ku yimi Written by Qaran news Hargysa,(Qaran news)-Ismahan Yuusuf Cali oo ahayd Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta Wasarada Ciyaaraha ee dhawaan la eryay ayaa sheegtay in erigeeda uu ka soo baxay Madaxtooyada kana danbeeyay madaxweyne Siilaanyo markii uu xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac soo gaadhsiiyey fariinta erigayga [...]
Aniga Iyo Maska Heshiis Naga Dheer. Sheeko Xiisa Badan.!
Badheedhaha Wargeyska HiilDan: Ismaamul Goboleedka Awdal Ee Somaliland (Awdal State Of Somaliland)
Sida qaalibka ah waxa jirta in marka ugu horraysa ee dunidu maqasho magaca guud ee Soomaaliya, ay runtii dad badani innoo tacsiyeeyaan. Dadkaasi dunida badankoodu waxay markaaba is tusaan inaynu nahay dal iyo dad ku hoogay dunidan korkeeda. Balse, marka hoos loo daadago ee lays weydiiyo bal inay ummaddani meeli uuni u fayoowdahay, waxa la soo jalleecaa Somaliland iyo Puntland, [...]
TACSI: Marxuum Maxmad Ibrahim Rijaal (AUN): From ARDAA
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJACUUN We, at ARDAA are deeply shocked and saddened to learn about the sad death of Mohamed Ibrahim Rijal (Saajin) on January 15th , 2012.
SEEMAAL: Ma Dhabbaa In Saddex Ka Mid Ah Dad Qalatadii Gacanta Lagu Dhigay?
Ciidammada Booliska oo qabtay sadex nin oo ka mid ah eedeysaneyaashii dilkii Seemaal
Toban Ka Mid Ah Cabbitaanka Iyo Cunada Faa’iida U Leh Dadka, Wakhtiga Qaboobaha
. Waxa hubaal ah in dadka ku nool aduunka intooda badani ay bilahan la kulmayaan qabow aad u daran, hadaba si uu dadku uga haysto fikrad ama wacyi ku filan oo uu kaga hortagi karo dhaxanta, kuna ilaalino karo hab dhismeedka jirkiisa waxa haboonin uun isticmaalo toban ka mid ah cabitaanka iyo cunada(caqliga wanaagsani waxa [...]
Halkee Lagu Arkay Qof Xidhan Oo Mobile Ku Hadlaya?..!!!
Suxufiyiinta Boorama ku xidhan Mobilada ka xareeya, tahniyad iyo salaana naga gaadhsiiya Taliye ARRAWEELO, oo hawshiisa qaran si fiican u gudanaya..!
Top 10 Cases Of Human Cannibalism.
Cannibalism is perhaps the ultimate cultural taboo. There are many reasons why humans partake in this practice; for cultural purposes, for survival or even for pleasure. Be clear: I do not condone or in any way; endorse what is contained in the following accounts. Read at your own risk.
SEEMAAL: Sawiradii Dad Qalatada, Wali Waan Sugaynaa.
Dad qalatadu waa dad xanuunsanaya oo qaba cudur an dawo lahayn dadkana ku faafaya. Waa dad maskaxdooda iyo muruqooda iyo miciyahooda iyo minankooda iyo manfacooda iyo maryahoodaba uu dhiig madoobeeyay . Waa dad ku xanuunsaday naaska hooyadood, oo qaba cudur iyo cuqdad iyo calool xumo qara wayn, taasi oo ku kalliftay inay qashaan ehelkooda iyo qaraabadooda, oo hilbahooda [...]
Gadabuursi Miyaa La Gumaystaa…? Yaase Gumaysta?
Marka hore Gadabuursi(Samaroon) imisa dal ama gobol ayuu kala degan yahay, dalkee ama goblkee ayaa Gadabuursi lagu gumaystaa?, Marka xigana yaa gumaysta?, ma Ingiriisbaa gumaysta?, ma Fransiisbaa gumaysta?, ma talyaanibaa gumaysta, ma Xabashibaa gumaysta..?.
Gabiley Ma waxay noqotay Buurihii Tooraboora ee Afganistaan: Su’aal iswaydiin Mudan?
(JUSTICE DELAYED IS JUSTICE DENIED) Waxaan marka hore salaamyaa dhamaan saxaafada qaybaheeda kala duwan iyo akhristayaasha sharafta leh. Hadaan u soo daadago maqaalkaygan waxa lama huraan ah in umadu kan danbiga leh iyo kan aan danbiga lahayn la kala garto si cadaaladna loo helo ragna ku kala badbaado hadii kale waxay noqonaysaa in la [...]
Waraysi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici, By HadhwanaagNews
http://www.hadhwanaagmedia.info/detail.aspx?id=55148
HAMBALYO IYO BOGAADIN SHIRKA TALEEX.. IYO DAWLAD GOBOLEEDKA LAGU DHAWAAQAY EE DARWIISH-LAND…..
By Dr Cadde -(Af-hayeenka Awdal State ee Sacuudi Carabiya) Waxaan hambayo u direynaa shirka ka socda taleex ee beesha saciid harti ay kaga hadlayaan ayahoodda….. Waxaan leenahay…waa baa berryey bilicsan aroorya baxsan maaaaaaaaaaaaaalin ..kkkkkk
















Falanqayn: Comments